{"id":462947,"date":"2021-12-01T08:32:04","date_gmt":"2021-12-01T08:32:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=462947"},"modified":"2023-01-07T09:19:19","modified_gmt":"2023-01-07T09:19:19","slug":"yugandha-oo-ciidamo-u-dirtay-koongo-si-ay-u-ugaarsadaan-kooxda-adf","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/yugandha-oo-ciidamo-u-dirtay-koongo-si-ay-u-ugaarsadaan-kooxda-adf\/","title":{"rendered":"Yugandha oo ciidamo u dirtay Koongo si ay u ugaarsadaan kooxda ADF"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Yugandha ayaa u tallaabay dhanka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, si ay qeyb uga noqdaan howlgallada ka dhanka ah ciidamada Allied Democratic Forces (ADF), oo ah koox hubeysan oo labada dal ee deriska ah ay ku eedeeyaan inay xasuuqeen dad rayid ah.<\/p>\n<p>Tiro badan oo askarta Yugaandha ah ayaa galay Dalka Koongo,gaar ahaan deeaanka \u00a0xadka Nobili ee gobolka Waqooyiga Kivu,sida laga soo xigtay shaqaalaha gargaar \u00a0Qaramada Midoobay oo u waramay wakaaladda wararka ee AFP.<\/p>\n<p>Afhayeenka ciidamada Koongo Leon-Richard Kasonga ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in \u201cwaqtigaan la joogo, ciidamada gaarka ah ee Kongo oo ay taageerayaan cutubyo gaar ah oo Yugaandha ka tirsan ay qaadi doonaan howlgalo baaritaan iyo xakameyn ah si ay u nadiifiyaan goobaha ay joogaan kooxda ADF ee mucaaradka ah.<\/p>\n<p>Labada dal ayaa shalay weeraro xagga cirka ah ku qaaday deegaanno dhaca bariga Koongo oo ay joogaan kooxdaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Yugandha ayaa u tallaabay dhanka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, si ay qeyb uga noqdaan howlgallada ka dhanka ah ciidamada Allied Democratic Forces (ADF), oo ah koox hubeysan oo labada dal ee deriska ah ay ku eedeeyaan inay xasuuqeen dad rayid ah. Tiro badan oo askarta Yugaandha ah ayaa galay Dalka Koongo,gaar ahaan deeaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":462950,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-462947","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462947","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=462947"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462947\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":462951,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462947\/revisions\/462951"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/462950"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=462947"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=462947"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=462947"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}