{"id":462916,"date":"2021-11-30T11:08:59","date_gmt":"2021-11-30T11:08:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=462916"},"modified":"2023-01-07T09:19:19","modified_gmt":"2023-01-07T09:19:19","slug":"yugaandha-iyo-drc-kongo-oo-bilaabay-weeraro-ka-dhan-ah-mucaaradka-adf","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/yugaandha-iyo-drc-kongo-oo-bilaabay-weeraro-ka-dhan-ah-mucaaradka-adf\/","title":{"rendered":"Yugaandha iyo DRC-Kongo oo bilaabay weeraro ka dhan ah mucaaradka ADF"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Milateriga Dalalka Yuganda iyo Coongo ayaa qaaday weerarro dhinaca cirka ah iyo madaafiic\u00a0 ay u adeegsadeen kooxda hubeysan ee Allied Democratic Forces (ADF).<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay Ciidanka Difaaca Dalka Yuganda ayaa ku yiri qoraal uu soo dhigay baraha bulshada manta oo Talaado ah ayaa yiri &#8220;Saaka, waxaan qaadnay weerarro cirka ah oo wadajir ah oo ka dhan ah xeryaha ay ka howlgalaan mucaaradka ADF\u201d<\/p>\n<p>Madaxda Yuganda ayaa ku eedeeyay kooxda ADF inay mas\u2019uul ka ahaayeen qaraxyadii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay caasimadda Kampala.<\/p>\n<p>Kooxda hubaysan ee ADF ayaa lagu eedeeyay in ay tobanaan weerar ka fuliyeen bariga Dalka DRC Koongo ,halkaasi oo ay ka soo abaabulaan weeraro gaadmo ah.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka ayaa sheegay inay maqleen qaraxyo subaxnimadii manta,kaas oo ka dhacay dhulka Watalinga, ee waqooyiga gobolka Kivu, ee xuduudka bariga DRC.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Milateriga Dalalka Yuganda iyo Coongo ayaa qaaday weerarro dhinaca cirka ah iyo madaafiic\u00a0 ay u adeegsadeen kooxda hubeysan ee Allied Democratic Forces (ADF). Afhayeen u hadlay Ciidanka Difaaca Dalka Yuganda ayaa ku yiri qoraal uu soo dhigay baraha bulshada manta oo Talaado ah ayaa yiri &#8220;Saaka, waxaan qaadnay weerarro cirka ah oo wadajir ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":462920,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-462916","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462916","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=462916"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462916\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":462919,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462916\/revisions\/462919"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/462920"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=462916"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=462916"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=462916"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}