{"id":462845,"date":"2021-11-29T12:15:24","date_gmt":"2021-11-29T12:15:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=462845"},"modified":"2021-11-29T12:15:24","modified_gmt":"2021-11-29T12:15:24","slug":"r-w-rooble-oo-u-magacaabay-jamaal-xasan-wasiir-ku-xigeenka-wasaaradda-xannaanada-xoolaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-w-rooble-oo-u-magacaabay-jamaal-xasan-wasiir-ku-xigeenka-wasaaradda-xannaanada-xoolaha\/","title":{"rendered":"R\/W Rooble oo u magacaabay Jamaal Xasan Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):- Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble \u00a0ayaa wareegto uu soo saaray maanta oo ay taarrikhdu tahay 29\/\/11\/2021 ugu magacaabay Mudane Jamaal Xasan Ismaaciil Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee XFS,isagoo u rajeeyay in uu mas\u2019uuliyaddan Eebbe la garab galo.<\/p>\n<p>Mudane Jamaal Xasan Ismaaciil ayaa horay wasiir kuxigeen ka soo noqday Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta XFS.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):- Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble \u00a0ayaa wareegto uu soo saaray maanta oo ay taarrikhdu tahay 29\/\/11\/2021 ugu magacaabay Mudane Jamaal Xasan Ismaaciil Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee XFS,isagoo u rajeeyay in uu mas\u2019uuliyaddan Eebbe la garab galo. Mudane Jamaal Xasan Ismaaciil ayaa horay wasiir kuxigeen ka soo noqday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":462847,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-462845","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462845","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=462845"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462845\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":462848,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462845\/revisions\/462848"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/462847"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=462845"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=462845"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=462845"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}