{"id":462677,"date":"2021-11-25T19:54:16","date_gmt":"2021-11-25T19:54:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=462677"},"modified":"2021-11-25T19:54:16","modified_gmt":"2021-11-25T19:54:16","slug":"guddiga-xallinta-khilaafaadka-doorashooyinka-oo-ku-baaqay-in-musharaxiinta-ay-toos-ugu-soo-gudbiyaan-cabashadooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-xallinta-khilaafaadka-doorashooyinka-oo-ku-baaqay-in-musharaxiinta-ay-toos-ugu-soo-gudbiyaan-cabashadooda\/","title":{"rendered":"Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo ku baaqay in musharaxiinta ay toos ugu soo gudbiyaan cabashadooda."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Guddiga Xallinta Khilaafaadka ayaa ugu baaqay musharaxiinta Barlamaanka in wixii tabasha ah ee ay qabaan u soo gubiyaan Guddiga iyadoo guddigu ka jawaabay eedayn Midowga Musharaxiinta ujeediyeen guddiyada doorashada, taasi oo ku saabsan in kuraasta la boobayo<\/p>\n<p>Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Xalinta khilaafaadka mudane Maxamed Ibraahim.Barre oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa tilmaamay in musharax kasta oo tabanayo cabasho ay u garnaqi doonaan oo aysan ogolaan doonin in muwaadin kasta aan la duudsiin doonin xaquuqdooda aas aasiga ah ee ku saabsan inuu wax doorto ama la doorto.<\/p>\n<p>\u201cMusharax kasta waxaan ka codsaneynaa in cabashadooda ay anaga toos noo soo marsiiyaan oo aysan la aadin baraha bulshada\u201d. Ayuu yiri Mudane Maxamed Ibraahim Barre.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Guddiga Xallinta Khilaafaadka ayaa ugu baaqay musharaxiinta Barlamaanka in wixii tabasha ah ee ay qabaan u soo gubiyaan Guddiga iyadoo guddigu ka jawaabay eedayn Midowga Musharaxiinta ujeediyeen guddiyada doorashada, taasi oo ku saabsan in kuraasta la boobayo Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Xalinta khilaafaadka mudane Maxamed Ibraahim.Barre oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa tilmaamay in musharax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":462678,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-462677","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462677","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=462677"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462677\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":462679,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462677\/revisions\/462679"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/462678"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=462677"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=462677"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=462677"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}