{"id":462666,"date":"2021-11-25T16:57:50","date_gmt":"2021-11-25T16:57:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=462666"},"modified":"2021-11-25T16:57:50","modified_gmt":"2021-11-25T16:57:50","slug":"guddiga-doorashooyinka-heer-federaal-iyo-wasaaradda-caafimaadka-oo-ka-shiray-ka-hortagga-covid-19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-doorashooyinka-heer-federaal-iyo-wasaaradda-caafimaadka-oo-ka-shiray-ka-hortagga-covid-19\/","title":{"rendered":"Guddiga Doorashooyinka heer Federaal iyo Wasaaradda Caafimaadka oo ka shiray ka hortagga COVID-19"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Xubno kamida Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) ayaa Kulan la yeeshay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya.<\/p>\n<p>U jeedka kulanka ayaa ku aadanaa sidii Wasaaradda Caafimaadka ee Dowlad Federaalka\u00a0 iyo Guddiyada\u00a0 Doorashooyinka uga wada shaqeyn lahaayeen latacaalidda iyo ka hortagga COVID-19 iyo in Ergadda Doorashooyinka sida ay u qaataan Tallaalka\u00a0 COVID-19, iyo wacyigelinta Ergooyinka iyo howlwadeennada Guddiyada doorashooyinka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Xubno kamida Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) ayaa Kulan la yeeshay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya. U jeedka kulanka ayaa ku aadanaa sidii Wasaaradda Caafimaadka ee Dowlad Federaalka\u00a0 iyo Guddiyada\u00a0 Doorashooyinka uga wada shaqeyn lahaayeen latacaalidda iyo ka hortagga COVID-19 iyo in Ergadda Doorashooyinka sida ay u qaataan Tallaalka\u00a0 COVID-19, iyo wacyigelinta Ergooyinka iyo howlwadeennada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":462667,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-462666","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462666","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=462666"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462666\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":462668,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462666\/revisions\/462668"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/462667"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=462666"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=462666"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=462666"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}