{"id":462343,"date":"2021-11-22T06:56:47","date_gmt":"2021-11-22T06:56:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=462343"},"modified":"2023-01-07T09:19:20","modified_gmt":"2023-01-07T09:19:20","slug":"mareykankadhowr-qof-oo-lagu-dilay-gobolka-wisconsin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/mareykankadhowr-qof-oo-lagu-dilay-gobolka-wisconsin\/","title":{"rendered":"Mareykanka: Dhowr qof oo lagu dilay gobolka Wisconsin \u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Baabuur isboorti ah oo ku socday xowli ayaa dulmaray dad ku sugnaa xaflad diimeed ka dhaceysay bartamaha wadada magaalada Waukesha\u00a0 ee gobolka Wisconsin ee Dalka Mareykanka.<\/p>\n<p>Shan qof ayaa la sheegay in ay dhinteen ,halka 40-kale uu soo gaaray dhaawacyo,ka dib kolkii gaarigaasi uu dulmaray dad ka qeybgalaayey xaflad diimeed qeyb ka ah diyaargarowga Kristimas-ka.<\/p>\n<p>Falkaan ayaa ka dhacay deegaanka Waukesha, oo qiyaastii 32 kiiloomitir \u00a0dhanka galbeed kaga beegan magaalada Milwaukee ee gobolka Wisconsin.<\/p>\n<p>Lama oga in dhacdadaan ay la xiriirto argagixisnimo iyo in kale, waxaana dadka ay soo gaareen waxyeeladaasi ka mid ahaa caruur.<\/p>\n<p>Taliyaha booliiska Waukesha Dan Thompson ayaa sheegay in gaariga looga \u00a0shakiyay\u00a0 falkaasi\u00a0 la hela,isla markaana ay baarayaan wixii dhacay iyo cidda ka dambeysa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baabuur isboorti ah oo ku socday xowli ayaa dulmaray dad ku sugnaa xaflad diimeed ka dhaceysay bartamaha wadada magaalada Waukesha\u00a0 ee gobolka Wisconsin ee Dalka Mareykanka. Shan qof ayaa la sheegay in ay dhinteen ,halka 40-kale uu soo gaaray dhaawacyo,ka dib kolkii gaarigaasi uu dulmaray dad ka qeybgalaayey xaflad diimeed qeyb ka ah diyaargarowga Kristimas-ka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":462346,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-462343","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462343","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=462343"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462343\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":462349,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462343\/revisions\/462349"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/462346"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=462343"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=462343"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=462343"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}