{"id":462262,"date":"2021-11-20T19:44:31","date_gmt":"2021-11-20T19:44:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=462262"},"modified":"2021-11-20T20:02:16","modified_gmt":"2021-11-20T20:02:16","slug":"raisulwasaaraha-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-agaasimihii-radio-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raisulwasaaraha-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-agaasimihii-radio-muqdisho\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;isulwasaaraha oo ka tacsiyeeyay geerida Agaasimihii Radio Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(Sonna)- Ra&#8217;isulwasaaraha XFS mudane maxamed Xuseen Rooble, ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid agaasimihii Radio Muqdisho, C\/caziz Maxamuud Guuleed Afrika oo caawa argagixisada, qarax ismaadaamin ah ku dishay, muqdisho.<\/p>\n<p>Ra&#8217;isulwasaaraha XFS mudane maxamed Xuseen Rooble ayaa yiri :&#8221;\u00a0 Allaha u naxariisto Agaasimihii Radio Muqdisho Cabdicasiis Maxamuud Guuleed Afrika oo ku geeriyooday qarax caawa argagixisadu la beegsadeen.Waxaan geeridiisa uga tacsiyeynayaa qoyskiisa, bahweynta saxaafadda iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed&#8221;.<\/p>\n<p>Ra&#8217;isulwasaaraha XFS ayaa ku daray hadalkiisa in uu ahaa\u00a0Cabdicasiis\u00a0 saxafi howlkar ah iyo halyey qaran oo dalkiisa, dadkiisa iyo diintiisaba ugu soo shaqeeyay si geesinimo iyo hagar la\u2019aan ah.<br \/>\nNaxariistii janno Allaha ugu deeqo annagana samir iyo Iimaan Allaha naga siiyo.<br \/>\nWaxaan dhaawacyada Allaah uga baryayaa in uu deg deg u bosiiyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(Sonna)- Ra&#8217;isulwasaaraha XFS mudane maxamed Xuseen Rooble, ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid agaasimihii Radio Muqdisho, C\/caziz Maxamuud Guuleed Afrika oo caawa argagixisada, qarax ismaadaamin ah ku dishay, muqdisho. Ra&#8217;isulwasaaraha XFS mudane maxamed Xuseen Rooble ayaa yiri :&#8221;\u00a0 Allaha u naxariisto Agaasimihii Radio Muqdisho Cabdicasiis Maxamuud Guuleed Afrika oo ku geeriyooday qarax caawa argagixisadu la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-462262","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-gudaha","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462262","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=462262"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462262\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":462266,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462262\/revisions\/462266"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=462262"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=462262"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=462262"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}