{"id":462179,"date":"2021-11-19T15:05:12","date_gmt":"2021-11-19T15:05:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=462179"},"modified":"2021-11-19T15:05:12","modified_gmt":"2021-11-19T15:05:12","slug":"soomaaliya-oo-ka-qeyb-gashay-shirka-6-aad-ee-madasha-shacuubta-shiinaha-iyo-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-ka-qeyb-gashay-shirka-6-aad-ee-madasha-shacuubta-shiinaha-iyo-afrika\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka 6-Aad ee Madasha Shacuubta Shiinaha iyo Afrika."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Danjire Cawaale Cali Kullane Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha ayaa khudbad dheer ka jeediyay shirka 6-aad ee Madasha shacuubta Shiinaha iyo Afrika.<\/p>\n<p>Shirkan oo ka dhacay hoolka caanka ah ee Zhenghe Hall ee ku dhex yaalla Machadka Shiinaha iyo Afrika ee magaalada Beijing ayaa waxaa si wadajir ah usoo qabanqaabiyay Machadka Shiinaha iyo Afrika iyo\u00a0 Waaxda xariirka caalamiga ah ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Shuuciga \u201cIDCPC\u201d ee talada haaya dalka Shiinaha<\/p>\n<p>Danjire Cawaale Cali Kullane shirka uga qeyb galayay qaab fogaan arag ah ayaa ahayd khudbaddiisa mid dhinacyo badan taabanaysa oo xoogga ku saarayay xariirka wanaagsan ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Shiinaha.<\/p>\n<p>Danjire Cawaale Kullane ayaa xoojiyay muhiimada ay dhalinyarada u leeyihiin xiriirka Soomaaliya iyo Shiinaha, waxa uuna dhalinyarada ku dhiiri galiyay in ay dhaxlaan xariirka saaxiibtinimada soo jireenka ah ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Shiinaha.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa dhankiisa warqad furan oo shirkan ku socotay oo hambalyo ah u diray shirka 6-aad ee Madasha Shucuubta Shiinaha.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-489358 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/0e032fbd-1b8c-4f31-8908-16b5aba8c4fd.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-489359 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/1be5f3a3-3fa9-4fc7-872e-b900ac25cd1c.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"718\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-489360 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/30ddbcab-90a0-41ef-982d-b37993b9c032.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"911\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Danjire Cawaale Cali Kullane Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha ayaa khudbad dheer ka jeediyay shirka 6-aad ee Madasha shacuubta Shiinaha iyo Afrika. Shirkan oo ka dhacay hoolka caanka ah ee Zhenghe Hall ee ku dhex yaalla Machadka Shiinaha iyo Afrika ee magaalada Beijing ayaa waxaa si wadajir ah usoo qabanqaabiyay Machadka Shiinaha iyo Afrika iyo\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":462180,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-462179","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462179","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=462179"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462179\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":462181,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462179\/revisions\/462181"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/462180"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=462179"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=462179"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=462179"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}