{"id":462168,"date":"2021-11-19T11:37:18","date_gmt":"2021-11-19T11:37:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=462168"},"modified":"2023-01-07T09:19:20","modified_gmt":"2023-01-07T09:19:20","slug":"xukuumadda-soomaaliya-oo-diyaarisay-qorshaha-amniga-ee-caasimada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xukuumadda-soomaaliya-oo-diyaarisay-qorshaha-amniga-ee-caasimada\/","title":{"rendered":"Wasiirka Amniga XFS oo sheegay in la diyaariyay qorshaha Amniga ee Caasimada"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdullaahi Maxamed Nuur oo maanta ka qeyb galay Barnaamijka Kulanka Todobaadka ee warbaahinta dowladda ayaa waxaa uu ka hadlay xaaladda amni ee dalka iyo qorshaha ku talagal ee\u00a0u degsan wasaaradda.<\/p>\n<p>\u201c Waxaan rabaa inaan Shacabka Soomaliyeed u xaqiijiyo in uu jiro qorsho amni oo aan u dejinay dalka gaar ahaan Muqdisho, mana aqbaleyno in hub sharci darro ah lagu qaato Magaalada Muqdisho, laamaha amnigana waa inay tallaabo ka qaadaan ayuu yiri\u201d Wasiir Cabdullaahi Maxamed Nuur.<\/p>\n<p>Wasiirka oo ka hadlayay hubka sharci darrada ah ee lagu qaato Magaalada muqdisho ayaa waxaa uu faray laamaha maniga inay ka hortagaan cid kasta oo hubka sharci darro ah ku dhex qaadata Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>hadalada kasoo yeeray Wasiirka Wasaaradda Amniga\u00a0 \u00a0ayaa ku soo aadaya xilli habeenadii la soo dhaafay Ciidamada kala duwan ee dowladda Soomaaliya ay howlgallo kala duwan ka wadaan Magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdullaahi Maxamed Nuur oo maanta ka qeyb galay Barnaamijka Kulanka Todobaadka ee warbaahinta dowladda ayaa waxaa uu ka hadlay xaaladda amni ee dalka iyo qorshaha ku talagal ee\u00a0u degsan wasaaradda. \u201c Waxaan rabaa inaan Shacabka Soomaliyeed u xaqiijiyo in uu jiro qorsho amni oo aan u dejinay dalka gaar ahaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":462169,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-462168","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462168","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=462168"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462168\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":462175,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462168\/revisions\/462175"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/462169"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=462168"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=462168"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=462168"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}