{"id":462153,"date":"2021-11-19T08:10:01","date_gmt":"2021-11-19T08:10:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=462153"},"modified":"2023-01-07T09:19:20","modified_gmt":"2023-01-07T09:19:20","slug":"hindiya-oo-ka-noqotay-dharciyo-dhinaca-beeraha-ah-oo-dhaliyay-muran-xoogan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hindiya-oo-ka-noqotay-dharciyo-dhinaca-beeraha-ah-oo-dhaliyay-muran-xoogan\/","title":{"rendered":"\u00a0Hindiya oo ka noqotay dharciyo dhinaca beeraha ah oo dhaliyay muran xoogan"},"content":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisul wasaaraha Dalka Hindiya Narendra Modi ayaa sheegay in uu go&#8217;aansaday in uu baabi&#8217;iyo sharciyo dhaliyay muran,isla markaana beeraleyda dalkaasi ku qasbay in muddo sanad ah ay ka mudaharaadaan sharciyadaasi.<\/p>\n<p>Modi oo maanta khudbad jeediyay ayaa yiri &#8220;Maanta waxaan u sheegeynaa dadka dalka oo dhan, inaan go&#8217;aansanay inaan ka laabano dhammaan sharciyadii khuseeyay beeraha.<\/p>\n<p>Maxkamadda Dastuuriga ah ee dalka Hindiya ayaa la filayaa in gebi ahaan ay baabi;iso sharciyadaasi oo la soo bandhigay bishii Sebtembar ee sannadkii hore .<\/p>\n<p>Guddiyada Beeralayda ee dalka Hindiya ayaa soo dhoweyay go&#8217;aanka r\/wasaaraha ee looga noqday sharciyada la dul-dhigay beeraleyda ee loo arkay in lagu xakameynayo dhaqdhaqaaqooda xagga iibsiga wax soo saarkooda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisul wasaaraha Dalka Hindiya Narendra Modi ayaa sheegay in uu go&#8217;aansaday in uu baabi&#8217;iyo sharciyo dhaliyay muran,isla markaana beeraleyda dalkaasi ku qasbay in muddo sanad ah ay ka mudaharaadaan sharciyadaasi. Modi oo maanta khudbad jeediyay ayaa yiri &#8220;Maanta waxaan u sheegeynaa dadka dalka oo dhan, inaan go&#8217;aansanay inaan ka laabano dhammaan sharciyadii khuseeyay beeraha. Maxkamadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":462156,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-462153","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462153","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=462153"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462153\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":462161,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462153\/revisions\/462161"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/462156"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=462153"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=462153"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=462153"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}