{"id":462150,"date":"2021-11-19T06:38:10","date_gmt":"2021-11-19T06:38:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=462150"},"modified":"2023-01-07T09:19:54","modified_gmt":"2023-01-07T09:19:54","slug":"wasaaradda-arrimaha-dibadda-xfs-oo-u-hambalyeeysay-boqorka-iyo-shacabka-marooko","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-arrimaha-dibadda-xfs-oo-u-hambalyeeysay-boqorka-iyo-shacabka-marooko\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo u hambalyeeysay Boqorka iyo shacabka Marooko."},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS ayaa hambalyo ku aaddan xuska sanad guurada 66-aad ee ka soo wareegatay maalintii xoriyada u dirtay Boqorka, Xukuumadda iyo Shacabka Dalka Morocco.<\/p>\n<p>Wasaaradda ayaa bayaan ay soo saartay ku tiri: \u201cWaxaan hambalyo kal iyo laab ah u diraynaa boqorka, dowladda iyo shacabka Boqortooyada Marooko oo u dabbaaldegaya munaasabadda 66-guurada ka soo wareegtay maalinta xorriyaddaFDalkaasi.<\/p>\n<p>Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya,waxa ay u rajeeyeen maamulka Dalka Marooko in ay sii wadaan xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo dalkaasi \u00a0iyo guud ahaan hurumarada kale ee ay wadaagaan caalamka iyo Marooko.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS ayaa hambalyo ku aaddan xuska sanad guurada 66-aad ee ka soo wareegatay maalintii xoriyada u dirtay Boqorka, Xukuumadda iyo Shacabka Dalka Morocco. Wasaaradda ayaa bayaan ay soo saartay ku tiri: \u201cWaxaan hambalyo kal iyo laab ah u diraynaa boqorka, dowladda iyo shacabka Boqortooyada Marooko oo u dabbaaldegaya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":462151,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-462150","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462150","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=462150"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462150\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":462152,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462150\/revisions\/462152"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/462151"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=462150"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=462150"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=462150"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}