{"id":462145,"date":"2021-11-18T17:32:03","date_gmt":"2021-11-18T17:32:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=462145"},"modified":"2021-11-18T17:32:03","modified_gmt":"2021-11-18T17:32:03","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-hambalyo-iyo-boggaadin-u-dirtay-dalka-cumaan-oo-u-dabaal-degaya-maalinta-qarannimadooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-hambalyo-iyo-boggaadin-u-dirtay-dalka-cumaan-oo-u-dabaal-degaya-maalinta-qarannimadooda\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo Hambalyo iyo boggaadin u dirtay Dalka Cumaan oo u dabaal degaya Maalinta Qarannimadooda."},"content":{"rendered":"<div class=\"kvgmc6g5 cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Arrimaha dibada Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo iyo boggaadin u dirtay saldanadda Cumaan Suldaankeeda, Dowladeeda iyo dadkeeda oo u dabaal degaya munaasabadda 51 sano guurada ka soo wareegatay Maalinta Qarannimada dalkaasi oo ku beegan maanta oo ah 18 November.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">&#8220;Waxa aan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Saldanadda Cumaan suldaankeeda, dowladdeeda iyo dadkeeda munaasabadda 51 guurada ka soo wareegatay Maalinta Qarannimada dalkaasi oo ku beegan maanta oo ah 18 November, waxa aan u rajaynaynaa nabadgelyo , badqab, horukac iyo sii ambaqaadidda dib-u-curashada barakaysan, xiriirka labo geesoodka ee labadeena dal ee walaalaha ah u dhexeeyana uu horseedo horumar iyo barwaaqo.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Dadka Soomaaliya iyo Cumaan waxaa ka dhexeeya xiriir walaalnimo qoto-dheer oo soo jireen ah oo sal adag oo leh qiyam, caadooyin iyo dhaqan wadaag&#8221;<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Arrimaha dibada Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo iyo boggaadin u dirtay saldanadda Cumaan Suldaankeeda, Dowladeeda iyo dadkeeda oo u dabaal degaya munaasabadda 51 sano guurada ka soo wareegatay Maalinta Qarannimada dalkaasi oo ku beegan maanta oo ah 18 November. &#8220;Waxa aan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Saldanadda Cumaan suldaankeeda, dowladdeeda iyo dadkeeda munaasabadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":462146,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-462145","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462145","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=462145"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462145\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":462147,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462145\/revisions\/462147"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/462146"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=462145"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=462145"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=462145"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}