{"id":462113,"date":"2021-11-18T12:09:43","date_gmt":"2021-11-18T12:09:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=462113"},"modified":"2021-11-18T12:14:58","modified_gmt":"2021-11-18T12:14:58","slug":"wasiirka-hawlaha-guud-oo-kulan-laqaatay-ku-simaha-maareeyaha-wakaaladda-dhismaha-qaranka-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-hawlaha-guud-oo-kulan-laqaatay-ku-simaha-maareeyaha-wakaaladda-dhismaha-qaranka-sawirro\/","title":{"rendered":"Wasiirka Hawlaha Guud oo kulan laqaatay ku-simaha Maareeyaha Wakaaladda Dhismaha Qaranka \u201cSAWIRRO\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, dib-u-dhiska iyo \u00a0Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Aadan Macalin (Somali) ayaa maanta kulan lagu dar-dar galinayey Olalaha Is-xilqaan ee lagu dhisayo guriga hooyooyinka Qaranka ee Maamo Saynab Baxsan waxa uu laqaatay ku-simaha Maareeyaha Wakaaladda Dhismaha Qaranka iyo mas\u2019uuliyiin ka socotay Xafiisyada Madaxwaynaha iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha u qaabilsan Ololaha Is-xilqaan.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta ayaa isla qaatay in si degdeg ah loo dhamaystiro dib-u-dhiska guriga hooyooyinka Qaranka oo hadda meel gabo gabo ah maraya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, dib-u-dhiska iyo \u00a0Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Aadan Macalin (Somali) ayaa maanta kulan lagu dar-dar galinayey Olalaha Is-xilqaan ee lagu dhisayo guriga hooyooyinka Qaranka ee Maamo Saynab Baxsan waxa uu laqaatay ku-simaha Maareeyaha Wakaaladda Dhismaha Qaranka iyo mas\u2019uuliyiin ka socotay Xafiisyada Madaxwaynaha iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha u qaabilsan Ololaha Is-xilqaan. Mas\u2019uuliyiinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":462114,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-462113","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462113","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=462113"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462113\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":462115,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462113\/revisions\/462115"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/462114"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=462113"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=462113"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=462113"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}