{"id":462074,"date":"2021-11-18T07:28:39","date_gmt":"2021-11-18T07:28:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=462074"},"modified":"2021-11-18T07:48:59","modified_gmt":"2021-11-18T07:48:59","slug":"raiisul-wasaare-rooble-oo-galmudug-ku-bogaadiayay-guda-galka-doorashooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-rooble-oo-galmudug-ku-bogaadiayay-guda-galka-doorashooyinka\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaare Rooble oo Galmudug ku bogaadiayay guda-galka doorashooyinka"},"content":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Ra\u2019iisul wasaaraha XFS Mudane, Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhoweeyay habsami u socodka howlaha doorashooyinka Aqalka hoose ee BFS oo haatan ka billaabanaysa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Mudane Rooble, oo ka hadlayay Casha sharaf uu Xalay u sameeyay Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa intaa ku daray inuu aad ugu faraxsan yahay soo dhoweyntii ay walaalihii Galmudug u sameeyeen iyo sidii ay ugu shaqeeyeen dar-dar gelinta howlaha doorashooyinka Aqalka hoose ee BFS.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble\u201cWaan ka mahadcelinayaa sida diirran ee naloogu maamuusay caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb.Howlihii aan u imid Galmudug ee arrinta doorashadu ugu muhiimsaneyd waxay ku dhammaadeen guul.<\/p>\n<p>Waan ku ammaanayaa madaxweyne Qoor Qoor in uu xilli dhow u qabtay bilaabista doorasha xildhibaannada Golaha Shacabka JFS. Dowlad goboleedyada kalena waxaan ka codsanayaa in ay dhaqso u bilaabaan.<\/p>\n<p>Dowlad-goboleedka Galmudug waxaan garab ugu nahay hirgelinta dowladnimada, nidaamka iyo kala dambeynta si bulshada deegaanku horumar u gaarto\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Ra\u2019iisul wasaaraha XFS Mudane, Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhoweeyay habsami u socodka howlaha doorashooyinka Aqalka hoose ee BFS oo haatan ka billaabanaysa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Mudane Rooble, oo ka hadlayay Casha sharaf uu Xalay u sameeyay Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa intaa ku daray inuu aad ugu faraxsan yahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":462083,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-462074","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462074","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=462074"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462074\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":462086,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462074\/revisions\/462086"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/462083"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=462074"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=462074"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=462074"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}