{"id":461971,"date":"2021-11-17T08:50:18","date_gmt":"2021-11-17T08:50:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=461971"},"modified":"2021-11-17T08:50:18","modified_gmt":"2021-11-17T08:50:18","slug":"midowga-afrika-oo-canbaareeyay-qaraxyadii-ka-dhacay-uganda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/midowga-afrika-oo-canbaareeyay-qaraxyadii-ka-dhacay-uganda\/","title":{"rendered":"Midowga Afrika oo canbaareeyay qaraxyadii ka dhacay Uganda"},"content":{"rendered":"<p>ADDIS ABABA-(SONNA)-Ururka Midowga Afrika ayaa si adag u canbaareeyay labadii qarax ee shalay lala beegsaday caasimadda Uganda ee Kampala.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Miodwaga Afrika, Muuse faki ayaa tacsi u diray dadkii ku geeriyooday weeraradii argagixisanimo ee ka dhacay Kampala, wuxuuna sidoo kale u rajeeyay dadkii ku dhaawacmay caafimaad deg-deg ah.<\/p>\n<p>Muuse Faki ayaa intaas ku daray in Midowga Afrika garab taaganyahay dowladda iyo shacabaka Uganda.<\/p>\n<p>Booliska dalka Uganada ayaa sheegay in lix qof ay ku dhinteen labada qarax oo ay ku jiraan Seddex qof oo u geeriyooday dhaawacyadii soo gaaray.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>ADDIS ABABA-(SONNA)-Ururka Midowga Afrika ayaa si adag u canbaareeyay labadii qarax ee shalay lala beegsaday caasimadda Uganda ee Kampala. Guddoomiyaha Miodwaga Afrika, Muuse faki ayaa tacsi u diray dadkii ku geeriyooday weeraradii argagixisanimo ee ka dhacay Kampala, wuxuuna sidoo kale u rajeeyay dadkii ku dhaawacmay caafimaad deg-deg ah. Muuse Faki ayaa intaas ku daray in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":461972,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-461971","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/461971","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=461971"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/461971\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":461973,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/461971\/revisions\/461973"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/461972"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=461971"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=461971"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=461971"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}