{"id":461964,"date":"2021-11-17T08:26:29","date_gmt":"2021-11-17T08:26:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=461964"},"modified":"2021-11-17T08:33:41","modified_gmt":"2021-11-17T08:33:41","slug":"golaha-ammaan-ee-qm-oo-maanta-ka-shiraya-xaaladda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-ammaan-ee-qm-oo-maanta-ka-shiraya-xaaladda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Golaha ammaan ee QM oo maanta ka shiraya xaaladda Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>New yorka-(SONNA)-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa la filayaa in Gelinka dambe ee Maanta oo Arbaco ah ay shir ka yeeshaan xaaladda Guud ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Shirka ayaa waxaa warbixino ku saabsan xaaladda Soomaaliya looga dhageysan doonaa Wakiilka Gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee QM ee Soomaaliya\u00a0 James Swan iyo madaxa AMISOM, Danjire Francisco Madeira.<\/p>\n<p>Shirka ayaa waxaa sigaar ah diirada loogu saari doonaa arrimaha doorashooyinka, Amniga\u00a0 iyo abaaraha xilligaan kajira meelo badan oo kamid ah Gobolada Dalka.<\/p>\n<p>Safiirada dalalka Caalamka u jooga Qaramada Midoobay ayaa iyana dhankooda warbixino ka jeedin doona Shirka, kuwaas oo siweyn kaga hadli doona xaaladda Soomaaliya, sida doorashooyinka, Amniga iyo Abaaraha, iyaga oo qaarkood balan qaadyo sameyn doona.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>New yorka-(SONNA)-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa la filayaa in Gelinka dambe ee Maanta oo Arbaco ah ay shir ka yeeshaan xaaladda Guud ee Soomaaliya. Shirka ayaa waxaa warbixino ku saabsan xaaladda Soomaaliya looga dhageysan doonaa Wakiilka Gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee QM ee Soomaaliya\u00a0 James Swan iyo madaxa AMISOM, Danjire Francisco Madeira. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":461965,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-461964","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/461964","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=461964"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/461964\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":461969,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/461964\/revisions\/461969"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/461965"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=461964"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=461964"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=461964"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}