{"id":461732,"date":"2021-11-15T05:14:15","date_gmt":"2021-11-15T05:14:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=461732"},"modified":"2023-01-07T09:19:54","modified_gmt":"2023-01-07T09:19:54","slug":"r-wasaaraha-xfs-iyo-wafdi-uu-hoggaminaayo-oo-ku-wajahan-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaaraha-xfs-iyo-wafdi-uu-hoggaminaayo-oo-ku-wajahan-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"R\/Wasaaraha XFS iyo wafdi uu hoggaminaayo oo ku wajahan Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa maanta safar ku tagaya Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Booqashada wafdiga uu hoggaaminaayo ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in ay la xiriirto dardargelinta iyo hubinta Doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka ee 11-aad.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa Mudada uu jooga Galmudug waxa uu kulamo la qaadan doonaa madaxda maamulkaas, Bulshada qaybaheeda kala duwan Iyo Xubnaha Guddiyadda Doorashada Heer Federaal Iyo Heer maamul goboleed ee ku sugan Galmudug.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa horay u ballanqaaday in uu safar ku tago xarumaha Dowlad-Goboleedyada si uu u dardargeliyo qabsoomidda Doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa maanta safar ku tagaya Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug. Booqashada wafdiga uu hoggaaminaayo ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in ay la xiriirto dardargelinta iyo hubinta Doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka ee 11-aad. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa Mudada uu jooga Galmudug waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":461734,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-461732","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/461732","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=461732"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/461732\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":461733,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/461732\/revisions\/461733"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/461734"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=461732"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=461732"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=461732"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}