{"id":461629,"date":"2021-11-12T12:19:22","date_gmt":"2021-11-12T12:19:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=461629"},"modified":"2023-01-07T09:19:54","modified_gmt":"2023-01-07T09:19:54","slug":"xudurdad-xoolo-dhaqato-ah-oo-ku-waxyeeloobay-qarax-miino-l","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xudurdad-xoolo-dhaqato-ah-oo-ku-waxyeeloobay-qarax-miino-l\/","title":{"rendered":"Bakool:dad xoolo dhaqato ah oo ku waxyeeloobay qarax miino."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya degmada Xudur ayaa sheegaya in dhimasho iyo dhaawacba ay soo gaareen dad xoolo dhaqato ah oo manta marayey inta u dhaxeysa \u00a0degmadaasi iyo tuulada \u00a0wanay oo 7km galbeed ka xigta xuddur.<\/p>\n<p>Falalkaasi dhimashada iyo dhaawacaba leh ,waxaa sababay qarax ka dhashay miino nooca anti tangiga ah \u00a0oo lagu saaso waddo ay maraan dadka iyo xoolaha.<\/p>\n<p>1 qof ayaa ku dhintay qaraxaasi,2 kalena waxaa dhaawacooda loola cararay cisbitaalka degmada Xudur,halka 2 neef geel ah sidoo kale ay ku dhinteen.<\/p>\n<p>Laamaha amniga oo aan la hadlay warbaahinta qaranka ayaa xaqiijiyay dhacdadaasi iyo kasaaraha ka dhashay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya degmada Xudur ayaa sheegaya in dhimasho iyo dhaawacba ay soo gaareen dad xoolo dhaqato ah oo manta marayey inta u dhaxeysa \u00a0degmadaasi iyo tuulada \u00a0wanay oo 7km galbeed ka xigta xuddur. Falalkaasi dhimashada iyo dhaawacaba leh ,waxaa sababay qarax ka dhashay miino nooca anti tangiga ah \u00a0oo lagu saaso waddo ay maraan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":461632,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-461629","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/461629","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=461629"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/461629\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":461651,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/461629\/revisions\/461651"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/461632"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=461629"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=461629"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=461629"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}