{"id":461602,"date":"2021-11-12T07:02:07","date_gmt":"2021-11-12T07:02:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=461602"},"modified":"2023-01-07T09:19:54","modified_gmt":"2023-01-07T09:19:54","slug":"myanmar-suxufi-maraykan-ah-oo-lagu-xukumay-11-sano-oo-xabsi-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/myanmar-suxufi-maraykan-ah-oo-lagu-xukumay-11-sano-oo-xabsi-ah\/","title":{"rendered":"Myanmar :suxufi Maraykan ah \u00a0oo lagu xukumay 11 sano"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamad ku taal dalka Mayanmaar ee ay maamulaan ciidamada ayaa xabsi gaaraya 11-sano oo xarig ah ku xukuntay suxufi u dhashay dalka Mareykanka oo lagu magacaabo Danny Fenster .<\/p>\n<p>Suxufigaasi oo bishii May lagu xiray garoonka diyaaradaha ee Yangon ayaa lagu helay saddex eedeymo oo ay ka mid ahaayeen kicin, kacdoon iyo \u2018argagixiso\u2019.<\/p>\n<p>Goobtii lagu \u00a0Maxkamadeeyay saxafigaasi ayaa la sheegay in loo diiday qeybaha warbaahinta iyo shacabka,sida laga soo xigtay qareenka saxafigaasi.<\/p>\n<p>Danny Fenster, ayaa ahaa tifaftire iyo wariye ka tirsanaa majaladda Myanmar\u2019s Frontier.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamad ku taal dalka Mayanmaar ee ay maamulaan ciidamada ayaa xabsi gaaraya 11-sano oo xarig ah ku xukuntay suxufi u dhashay dalka Mareykanka oo lagu magacaabo Danny Fenster . Suxufigaasi oo bishii May lagu xiray garoonka diyaaradaha ee Yangon ayaa lagu helay saddex eedeymo oo ay ka mid ahaayeen kicin, kacdoon iyo \u2018argagixiso\u2019. Goobtii lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":461604,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-461602","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/461602","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=461602"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/461602\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":461607,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/461602\/revisions\/461607"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/461604"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=461602"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=461602"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=461602"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}