{"id":461598,"date":"2021-11-12T06:17:33","date_gmt":"2021-11-12T06:17:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=461598"},"modified":"2023-01-07T09:19:54","modified_gmt":"2023-01-07T09:19:54","slug":"ciidamada-gobolka-hiiraan-oo-howlgallo-ka-fuliyay-deegaanno-dhowr-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-gobolka-hiiraan-oo-howlgallo-ka-fuliyay-deegaanno-dhowr-ah\/","title":{"rendered":"Ciidamada Gobolka Hiiraan oo howlgallo ka fuliyay deegaanno dhowr ah."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamo ku midoobay la dagaalanka Al-Shabaab oo ka socda Gobolka Hiiraan ayaa howlgal ka dhan ah kooxdaasi \u00a0ka fuliyay\u00a0 deegaanno dhowr ah oo hoostaga gobolkaasi.<\/p>\n<p>Howlgalkaan oo ay iska kaashadeen maamulka Gobolka Hiiraan,kan degmada Baladweyn iyo ciidamo wadajir ah oo ka \u00a0howlgla galbedka iyo koofurta , waxaa\u00a0 intii uu socday ay \u00a0ciidamada isku ballaariyeen Deegano dhowr ah oo ay kamid yihiin Deeganka ceelka baar, Biitale Jaaburow iyo degano kale.<\/p>\n<p>Gudomiyaha dagmada Balad weyne Mudane Cusmaan dhicisow dhubow ayaa ciidamadaasi ku ammaanay dadaalka ay ugu jiraan soo celinta nabadgelyada iyo la dagaalanka kooxaha nabad-diidka ah ee weli ku harsan gobolka.<\/p>\n<p>Gudomiyaha ayaa sheegay in \u00a0deegaanadaasi ay gaareen ciidamada ay yihiin kuwo ay ku nool yihiin dad barakacayaal ah,sidaa daraadeedna loo baahan yahay \u00a0In hey\u2019adah sama falka iyo shrkadaha hormuud iyo dahabshiil in ay gurmad u sameyaan dadkaasi o la ildaran abaaro.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo ku midoobay la dagaalanka Al-Shabaab oo ka socda Gobolka Hiiraan ayaa howlgal ka dhan ah kooxdaasi \u00a0ka fuliyay\u00a0 deegaanno dhowr ah oo hoostaga gobolkaasi. Howlgalkaan oo ay iska kaashadeen maamulka Gobolka Hiiraan,kan degmada Baladweyn iyo ciidamo wadajir ah oo ka \u00a0howlgla galbedka iyo koofurta , waxaa\u00a0 intii uu socday ay \u00a0ciidamada isku ballaariyeen Deegano [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":461600,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-461598","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/461598","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=461598"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/461598\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":461599,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/461598\/revisions\/461599"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/461600"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=461598"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=461598"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=461598"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}