{"id":461539,"date":"2021-11-11T07:09:10","date_gmt":"2021-11-11T07:09:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=461539"},"modified":"2023-01-07T09:19:54","modified_gmt":"2023-01-07T09:19:54","slug":"dunida-oo-si-taxadar-leh-u-soo-dhoweysay-heshiiska-cimlada-ee-mareykanka-iyo-shiinaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dunida-oo-si-taxadar-leh-u-soo-dhoweysay-heshiiska-cimlada-ee-mareykanka-iyo-shiinaha\/","title":{"rendered":"Dunida oo si taxadar leh u soo dhoweysay heshiiska cimilada ee Mareykanka iyo Shiinaha"},"content":{"rendered":"<p>Dadka u Dhaqdhaqaaqa isbadalka cimilada iyo siyaasiyiinta ayaa si taxadar leh u soo dhaweeyay heshiiska lama filaan ah ee Mareykanka iyo Shiinaha ay ku doonayaan inay sare u qaadaan iskaashiga cimilada tobanka sano ee soo socda.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Midowga Yurub iyo Qaramada Midoobay ayaa tallaabadaan ku tilmaamay mid dhiirri-gelin ah, balse hey\u2019adda Greenpeace ee deegaanka waxay sheegtay in labada waddan looga baahan yahay inay muujiyaan dadaal dheeraad ah.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden iyo dhiggiisa Shiinaha Xi Jinping ayaa la filayaa in horaanta \u00a0toddobaadka soo socda ay yeeshaan kulan dhanka farsamada ah oo lagu gorfeeyo arrimahaasi.<\/p>\n<p>Saynis yahanadu waxa ay sheegeen in yaeynta ama xadidaadda\u00a0 heerkulka caalamiga ah ee kor u kaca ilaa 1.5C ay ka caawini doonto bini&#8217;aadanku in ay ka fogaadaan saamaynta cimilada ugu xun.<\/p>\n<p>Maraykanka iyo Shiinaha waa labada dal ee sida aadka ah u isticmaala \u00a0warshadaha sii daaya qiiqa kaarboonka ee sumeeya hawada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dadka u Dhaqdhaqaaqa isbadalka cimilada iyo siyaasiyiinta ayaa si taxadar leh u soo dhaweeyay heshiiska lama filaan ah ee Mareykanka iyo Shiinaha ay ku doonayaan inay sare u qaadaan iskaashiga cimilada tobanka sano ee soo socda. Dhinaca kale Midowga Yurub iyo Qaramada Midoobay ayaa tallaabadaan ku tilmaamay mid dhiirri-gelin ah, balse hey\u2019adda Greenpeace ee deegaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":461541,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-461539","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/461539","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=461539"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/461539\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":461542,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/461539\/revisions\/461542"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/461541"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=461539"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=461539"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=461539"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}