{"id":461451,"date":"2021-11-10T09:13:27","date_gmt":"2021-11-10T09:13:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=461451"},"modified":"2021-11-10T09:15:40","modified_gmt":"2021-11-10T09:15:40","slug":"xubin-ka-tirsanaa-al-shabaab-oo-isu-soo-dhiibay-ciidanka-xds","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xubin-ka-tirsanaa-al-shabaab-oo-isu-soo-dhiibay-ciidanka-xds\/","title":{"rendered":"Xubin ka tirsanaa Al-shabaab oo isu soo dhiibay Ciidanka XDS"},"content":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Cusmaan Caddow Xaaji oo ka mid ahaa kooxda nabad-diidka Al-shabab ayaa\u00a0 maanta isu soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee kusugan Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay, isagoo wata Qori AK 47 ah.<\/p>\n<p>Cusmaan wuxuu Kooxda Al-shabab u qaabbilsanaa arrimaha Jabhaynta, wuxuuna ka qeyb qaatey dagaallo dhowr ah oo ka kala dhacay Gobollada Gedo, Baay iyo qeybo ka mid ah Waddanka Kenya.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha degmada Diinsor ee Gobolka Baay, Cabdisalaan Xaaji Siidow ayaa Sheegey in Cusmaan Caddow uu ka mid ahaa dhagar qabayaasha Al-shabab ee ku dhuumaaleysanayay degannada hoos yimada Degmada Diinsoor.<\/p>\n<p>Mudane Siidoow ayaa ugu baaqay saaxiibbada Cusmaan ee ku jira \u00a0Al-shabab in ay isaga\u00a0 soo baxaan oo ay ka faa&#8217;iideystaan cafiskii ay ufidisay Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-461454 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/AL1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"714\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/AL1-1.jpg 714w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/AL1-1-223x300.jpg 223w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/AL1-1-696x936.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/AL1-1-312x420.jpg 312w\" sizes=\"auto, (max-width: 714px) 100vw, 714px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-461455 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/AL2.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/AL2.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/AL2-225x300.jpg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/AL2-696x928.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/AL2-315x420.jpg 315w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Cusmaan Caddow Xaaji oo ka mid ahaa kooxda nabad-diidka Al-shabab ayaa\u00a0 maanta isu soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee kusugan Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay, isagoo wata Qori AK 47 ah. Cusmaan wuxuu Kooxda Al-shabab u qaabbilsanaa arrimaha Jabhaynta, wuxuuna ka qeyb qaatey dagaallo dhowr ah oo ka kala dhacay Gobollada Gedo, Baay iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":461452,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-461451","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/461451","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=461451"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/461451\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":461457,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/461451\/revisions\/461457"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/461452"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=461451"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=461451"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=461451"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}