{"id":461091,"date":"2021-11-04T08:45:07","date_gmt":"2021-11-04T08:45:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=461091"},"modified":"2021-11-04T08:57:06","modified_gmt":"2021-11-04T08:57:06","slug":"agaasimaha-guud-ee-sanduuqa-horumarinta-sacuudiga-oo-qaabbilay-safiirka-riyadh-u-fadhiya-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/agaasimaha-guud-ee-sanduuqa-horumarinta-sacuudiga-oo-qaabbilay-safiirka-riyadh-u-fadhiya-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Agaasimaha guud ee Sanduuqa horumarinta Sacuudiga oo qaabbilay Safiirka Riyadh u fadhiya Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Riyadh-(SONNA)-Madaxa Sanduuqa Horumarinta Sacuudiga, Sultan bin Abdul Rahman Al-Murshed, ayaa maanta xarunta Sanduuqa ku qaabbilay Safiirka boqortooyada Sacuudiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Bin Maxamed Al-Muwllid.<\/p>\n<p>Intii uu socday kulanka ayaa waxaa lagu lafa guray mashaariicdii la hirgeliyay ee ka qeyb qaatay in la gaaro himilooyinka horumarineed ee waara.<\/p>\n<p>Waxaa xusid mudan in Sanduuqaasi uu Soomaaliya ku bixiyay (4) deyn horumarineed oo ujeedadiisu tahay in lagu maalgeliyo mashaariic dhowr ah oo ku saabsan dhinacyada beeraha iyo waxbarashada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Riyadh-(SONNA)-Madaxa Sanduuqa Horumarinta Sacuudiga, Sultan bin Abdul Rahman Al-Murshed, ayaa maanta xarunta Sanduuqa ku qaabbilay Safiirka boqortooyada Sacuudiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Bin Maxamed Al-Muwllid. Intii uu socday kulanka ayaa waxaa lagu lafa guray mashaariicdii la hirgeliyay ee ka qeyb qaatay in la gaaro himilooyinka horumarineed ee waara. Waxaa xusid mudan in Sanduuqaasi uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":461101,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-461091","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/461091","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=461091"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/461091\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":461108,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/461091\/revisions\/461108"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/461101"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=461091"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=461091"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=461091"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}