{"id":461055,"date":"2021-11-03T12:15:48","date_gmt":"2021-11-03T12:15:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=461055"},"modified":"2021-11-03T12:16:20","modified_gmt":"2021-11-03T12:16:20","slug":"wasiirka-caddaladda-xfs-oo-xafiiskiisa-ku-qaabbilay-ku-xigeenka-ergayga-qm-u-qaalbilsan-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caddaladda-xfs-oo-xafiiskiisa-ku-qaabbilay-ku-xigeenka-ergayga-qm-u-qaalbilsan-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Caddaladda XFS oo xafiiskiisa ku qaabbilay ku xigeenka Ergayga QM u qaalbilsan Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka caddaladda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane \u00a0Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka ergayga gaar ah ee Qm u qaalbilsan arrimaha Soomaaliya, sidoo kalana ah isku duwaha arrimaha bini aadanimada Adam Abdelmoula.<\/p>\n<p>Agaasimaha guud ee wasaarada Caddaaladda oo kulanka qayb ka ahaa ayaa wafdiga ka socday Qm uga warbixiyey howlaha Baaxada leh ee Wasaaradu u hayso Bulshada Soomaaliyeed<\/p>\n<p>Kulanka ayaa intiisa badan looga hadlay \u00a0dardargalin iyo horumarinta hay\u2019adaha Caddaaladda iyo Garsoorka u qaalbilsan dalka iyo sii la isaga kaashan lahaa taageerada lagu tayeynaayo dhamaan Hey\u2019adahan.<\/p>\n<p>Ku xigeenka Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya Adam Abdelmoula, ayaa sheegay in dhankooda ay diyaar u yihiin sidii ay u sii wadi lahaayeen taageerada ay ku bixiyaan horumarinta Hey\u2019adaha Caddaaladda iyo Garsoorka.<\/p>\n<p>Wasiirka Caddaladda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa uga mahadceliyey Madaxda QM ee Soomaaliya sida ay u garab taagan yihiin Hey\u2019adaha caddaaladda, isaga oo ka codsaday inay sii laba jibaaraan taageeradooda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-461057 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/WAS2.png\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"630\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/WAS2.png 1200w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/WAS2-300x158.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/WAS2-1024x538.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/WAS2-768x403.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/WAS2-696x365.png 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/WAS2-1068x561.png 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/WAS2-800x420.png 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-461058 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/WAS3.png\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"630\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/WAS3.png 1200w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/WAS3-300x158.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/WAS3-1024x538.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/WAS3-768x403.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/WAS3-696x365.png 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/WAS3-1068x561.png 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/WAS3-800x420.png 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-461059 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/WAS4.png\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"630\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka caddaladda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane \u00a0Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka ergayga gaar ah ee Qm u qaalbilsan arrimaha Soomaaliya, sidoo kalana ah isku duwaha arrimaha bini aadanimada Adam Abdelmoula. Agaasimaha guud ee wasaarada Caddaaladda oo kulanka qayb ka ahaa ayaa wafdiga ka socday Qm uga warbixiyey howlaha Baaxada leh ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":461056,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-461055","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/461055","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=461055"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/461055\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":461060,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/461055\/revisions\/461060"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/461056"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=461055"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=461055"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=461055"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}