{"id":461045,"date":"2021-11-03T11:06:04","date_gmt":"2021-11-03T11:06:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=461045"},"modified":"2021-11-03T11:22:07","modified_gmt":"2021-11-03T11:22:07","slug":"diyaarad-ku-burburtay-dooloow-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/diyaarad-ku-burburtay-dooloow-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Diyaarad ku burburtay Dooloow Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Dooloow-(SONNA)-Diyaarad nooca rakaabka oo ka ambabaxday magaalada Muqdisho kuna sii jeedday degmada Dooloow Soomaaliya ayaa maanta ku burburtay madaarka magaalada Dooloow.<\/p>\n<p>Diyaaraddan ayaa u rarneeyd Hey\u2019adda WFP, taasi oo\u00a0 sidday qalab u badan Matoorro oo ay lahaayeen Ganacsato reer Doolow ah.<\/p>\n<p>Maamulka iyo howl wadeenada Garoonka Diyaaradaha ee degmada Doolow ayaa gurmad u sameeyay Diyaaradan uu dabka ka kacay.<\/p>\n<p>Wali lama xaqiijin inta uu la egyahay khasaaraha ka dhashay dabka qabsaday Diyaaradan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dooloow-(SONNA)-Diyaarad nooca rakaabka oo ka ambabaxday magaalada Muqdisho kuna sii jeedday degmada Dooloow Soomaaliya ayaa maanta ku burburtay madaarka magaalada Dooloow. Diyaaraddan ayaa u rarneeyd Hey\u2019adda WFP, taasi oo\u00a0 sidday qalab u badan Matoorro oo ay lahaayeen Ganacsato reer Doolow ah. Maamulka iyo howl wadeenada Garoonka Diyaaradaha ee degmada Doolow ayaa gurmad u sameeyay Diyaaradan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":461050,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-461045","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/461045","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=461045"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/461045\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":461053,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/461045\/revisions\/461053"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/461050"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=461045"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=461045"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=461045"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}