{"id":460801,"date":"2021-10-30T18:08:01","date_gmt":"2021-10-30T18:08:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=460801"},"modified":"2021-10-31T03:37:30","modified_gmt":"2021-10-31T03:37:30","slug":"wasiirka-xanaanada-xoolaha-soomaaliya-oo-dhigiisa-sucuudiga-kala-hadlay-dhoofka-xoolaha-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-xanaanada-xoolaha-soomaaliya-oo-dhigiisa-sucuudiga-kala-hadlay-dhoofka-xoolaha-dalka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo dhigiisa Sucuudiga kala hadlay dhoofka Xoolaha Dalka"},"content":{"rendered":"<p><strong>MUQDISHO<\/strong> (<strong>SONNA<\/strong>)- Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Dowladda Federalka Soomaaliya, Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo oo casumaad rasimi ah ka helay Wasiirka Wasaaradda Bii\u2019ada, Beeraha, Xoolaha iyo Biyaha ee Boqortooyada Sacuudiga Abdulrahman Al-Fadhli ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Malik Khaalid Riyaad ee dalka Sacuudi Arabiya.<\/p>\n<p>Soo dhaweynta kadib labada Wasiir ayaa kulan ay yeesheen waxay kaga wada hadleen\u00a0 sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada Waddan, gaar ahaan wadashaqaynta\u00a0 labada Wasaaradood iyo sidii si rasmiya xayiraadda looga qaadi lahaa Xoolaha Soomaaliya ee loo iib geeyo Dalka Sacuudiga, loona gaari lahaa Xal waara.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Khubarada labada Wasaaradood ayaa yeesha shirar gaar gaar ah oo muhimadiisu ahayd in si rasmiya xayiraadda looga qaado dhoofka Xoolaha Soomaaliyeed, Dhinaca Soomaaliya waxaa kulankaas ku metalay kana mid ahaa wafdiga Wasiirka\u00a0 Agaasimaha Guud Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa\u00a0 Maxamed Cumar Nuur, Agaasimaha Waaxda Caafimaadka iyo kahortagga Cudurada Xoolaha Cabdirixmaan Nuur Garish iyo lataliyaha Dhoofka\u00a0 iyo Suuq gaynta Xoolaha Cali Maxamed Galool.<\/p>\n<p>Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Soomaaliya iyo wafdigiisa ayaa dhinaca\u00a0 kale kulamo gooni gooniya la qaatay\u00a0 Madaxa Hay\u2019adda Maalgelinta Dibadda ee Xoolaha iyo Beeraha ee Boqortooyada Sacuudiga (SALIC) Sulaiman AlRumaih iyo\u00a0 ku Xigeenka Guddoomiyaha Bangiga Horumarinta ee Islaamka Dr. Mansur Mukhtar\u00a0 oo ay ku kulmeyn xaruunta bangiga ee magaalada Jeddah, waxeyna isla soo qaadeyn muhiimada ay leedahay in la taageero xoolo dhaqatada Soomaaliyeed Baahiyahooda dhinacyada waraabka Biyaha, Daaqa, Daaweynta iyo in la dhiirigeliyo in si rasmiya xayiraada looga qaado Xoolaha Soomaaliya taas oo fududeyn doonta ganacsi balaaran oo ay ka wada faaiideystaan labada dhinac, iyadoo Soomaaliya ay taasi u suurogelin karto kobac dhaqaale, maadaama xoolaha ay ka midyihiin ilaha ugu muhiimsan lafdhabartana u ah Kobaca dhaqaalaha iyo Shaqo Abuurka.<\/p>\n<p>Sigaar ah waxay bangiga islaamka uga wadahadleen dardargelinta barnaamijka Dhoofinta Ariga ee waqtiga Xajka iyo inuu Bangiga sii Xoojiyo mudnaanta uu horayba usiin jiray dhoofka Xoolaha Soomaliya ee waqtiga Xajka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Wasiirka iyo Wafdigiisa ayaa booqday xarunta Malik Cabdulcasiis ee Fardaha Carabta ee Asalka ee Magaalada Riyadh ee dalka Sacuudi Carabiya, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-460802 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/WhatsApp-Image-2021-10-30-at-9.13.38-AM.jpeg\" alt=\"\" width=\"1112\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/WhatsApp-Image-2021-10-30-at-9.13.38-AM.jpeg 1112w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/WhatsApp-Image-2021-10-30-at-9.13.38-AM-300x146.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/WhatsApp-Image-2021-10-30-at-9.13.38-AM-1024x497.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/WhatsApp-Image-2021-10-30-at-9.13.38-AM-768x373.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/WhatsApp-Image-2021-10-30-at-9.13.38-AM-696x338.jpeg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/WhatsApp-Image-2021-10-30-at-9.13.38-AM-1068x519.jpeg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/WhatsApp-Image-2021-10-30-at-9.13.38-AM-865x420.jpeg 865w\" sizes=\"auto, (max-width: 1112px) 100vw, 1112px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-460803 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/WhatsApp-Image-2021-10-30-at-9.13.39-AM.jpeg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"622\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/WhatsApp-Image-2021-10-30-at-9.13.39-AM.jpeg 1280w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/WhatsApp-Image-2021-10-30-at-9.13.39-AM-300x146.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/WhatsApp-Image-2021-10-30-at-9.13.39-AM-1024x498.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/WhatsApp-Image-2021-10-30-at-9.13.39-AM-768x373.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/WhatsApp-Image-2021-10-30-at-9.13.39-AM-696x338.jpeg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/WhatsApp-Image-2021-10-30-at-9.13.39-AM-1068x519.jpeg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/WhatsApp-Image-2021-10-30-at-9.13.39-AM-864x420.jpeg 864w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-460804 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/WhatsApp-Image-2021-10-30-at-9.13.42-AM.jpeg\" alt=\"\" width=\"1112\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/WhatsApp-Image-2021-10-30-at-9.13.42-AM.jpeg 1112w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/WhatsApp-Image-2021-10-30-at-9.13.42-AM-300x146.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/WhatsApp-Image-2021-10-30-at-9.13.42-AM-1024x497.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/WhatsApp-Image-2021-10-30-at-9.13.42-AM-768x373.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/WhatsApp-Image-2021-10-30-at-9.13.42-AM-696x338.jpeg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/WhatsApp-Image-2021-10-30-at-9.13.42-AM-1068x519.jpeg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/WhatsApp-Image-2021-10-30-at-9.13.42-AM-865x420.jpeg 865w\" sizes=\"auto, (max-width: 1112px) 100vw, 1112px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-460805 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/WhatsApp-Image-2021-10-30-at-9.13.42-AM-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"1058\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/WhatsApp-Image-2021-10-30-at-9.13.42-AM-1.jpeg 1280w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/WhatsApp-Image-2021-10-30-at-9.13.42-AM-1-300x248.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/WhatsApp-Image-2021-10-30-at-9.13.42-AM-1-1024x846.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/WhatsApp-Image-2021-10-30-at-9.13.42-AM-1-768x635.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/WhatsApp-Image-2021-10-30-at-9.13.42-AM-1-696x575.jpeg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/WhatsApp-Image-2021-10-30-at-9.13.42-AM-1-1068x883.jpeg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/WhatsApp-Image-2021-10-30-at-9.13.42-AM-1-508x420.jpeg 508w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHO (SONNA)- Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Dowladda Federalka Soomaaliya, Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo oo casumaad rasimi ah ka helay Wasiirka Wasaaradda Bii\u2019ada, Beeraha, Xoolaha iyo Biyaha ee Boqortooyada Sacuudiga Abdulrahman Al-Fadhli ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Malik Khaalid Riyaad ee dalka Sacuudi Arabiya. Soo dhaweynta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":34,"featured_media":460806,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-460801","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460801","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/34"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=460801"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460801\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":460809,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460801\/revisions\/460809"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/460806"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=460801"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=460801"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=460801"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}