{"id":460558,"date":"2021-10-27T10:10:04","date_gmt":"2021-10-27T10:10:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=460558"},"modified":"2021-10-27T10:10:04","modified_gmt":"2021-10-27T10:10:04","slug":"masuuliyiin-ka-tirsan-wasaaradaha-dalka-oo-yeeshay-kulan-looga-hadlyay-tiirka-arrimaha-bulshada-ee-xfs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/masuuliyiin-ka-tirsan-wasaaradaha-dalka-oo-yeeshay-kulan-looga-hadlyay-tiirka-arrimaha-bulshada-ee-xfs\/","title":{"rendered":"Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Wasaaradaha dalka oo yeeshay kulan looga hadlyay Tiirka arrimaha Bulshada ee XFS"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Kulan ay ka soo qeyb galeen Agaasimeyaasha iyo mas\u2019uuliyiinta Wasaraadaha iyo hay\u2019adaha dowladda ee hoos taga Tiirka arrimaha Bulshada ee XFS, ayaa ka dhacay Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha.<\/p>\n<p>Kulanka oo uu soo Agaasimay hoggaanka tiirkan u qaabilsan Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa looga dooday qaabeynta habsami u socodka howlaha tiirka arrimaha bulshada iyo diyaarinta qorshe howleedyo.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale lagu soo bandhigay warbixinta halbeegyada waxqabadka hay\u2019adaha kala duwan ee dowladda ee hoos yimaadda tiirka arrimaha bulshada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Kulan ay ka soo qeyb galeen Agaasimeyaasha iyo mas\u2019uuliyiinta Wasaraadaha iyo hay\u2019adaha dowladda ee hoos taga Tiirka arrimaha Bulshada ee XFS, ayaa ka dhacay Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha. Kulanka oo uu soo Agaasimay hoggaanka tiirkan u qaabilsan Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa looga dooday qaabeynta habsami u socodka howlaha tiirka arrimaha bulshada iyo diyaarinta qorshe howleedyo. Waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":460568,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-460558","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460558","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=460558"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460558\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":460559,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460558\/revisions\/460559"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/460568"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=460558"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=460558"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=460558"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}