{"id":460552,"date":"2021-10-27T08:46:50","date_gmt":"2021-10-27T08:46:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=460552"},"modified":"2021-10-27T08:47:47","modified_gmt":"2021-10-27T08:47:47","slug":"jubbaland-oo-wafdi-u-dirtay-degaano-ay-abaar-kajirto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/jubbaland-oo-wafdi-u-dirtay-degaano-ay-abaar-kajirto\/","title":{"rendered":"Jubbaland oo wafdi u dirtay degaanno ay Abaar kajirto"},"content":{"rendered":"<p>Kismaayo-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Jubbaland, Cabdiraxmaan Cabdi Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay Magaalada Dhoobleey ee Gobolka Jubbada hoose.<\/p>\n<p>Socdaalka Wasiirka iyo wafdigiisa oo ay kamid yihiin mas\u2019uuliyiin ka tirsan Hay\u2019adaha gargaarka ayaa la xiriira xaaladda abaaraha ee ka jira deegaanno hoos yimaadda magaalada Dhoobley.<\/p>\n<p>Wafdigan ayaa la filayaa inay tagaan degaano dhowr ah oo hoostaga degmada Dhoobleey, si loo gaarsiiyo gurmad kala duwan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kismaayo-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Jubbaland, Cabdiraxmaan Cabdi Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay Magaalada Dhoobleey ee Gobolka Jubbada hoose. Socdaalka Wasiirka iyo wafdigiisa oo ay kamid yihiin mas\u2019uuliyiin ka tirsan Hay\u2019adaha gargaarka ayaa la xiriira xaaladda abaaraha ee ka jira deegaanno hoos yimaadda magaalada Dhoobley. Wafdigan ayaa la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":460553,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-460552","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460552","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=460552"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460552\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":460556,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460552\/revisions\/460556"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/460553"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=460552"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=460552"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=460552"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}