{"id":460467,"date":"2021-10-26T11:27:11","date_gmt":"2021-10-26T11:27:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=460467"},"modified":"2021-10-26T11:48:08","modified_gmt":"2021-10-26T11:48:08","slug":"madaxweynaha-galmudug-oo-ka-hadlay-xaaladda-guri-ceel","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-galmudug-oo-ka-hadlay-xaaladda-guri-ceel\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay xaaladda Guri-Ceel"},"content":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo shir-jaraa\u2019id ku qabtay xarunta Madaxtooyada ayaa ka hadlay Xaaladda Galmudug<\/p>\n<p>Madaxweenaha ayaa ugu horeen shacabweenaha Galmudug uga tacsiyeyay dhiibaatadii Ka dhacday degmada Guri-Ceel.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan si gaara ugu tacsiyeyaynaya shacabka degmada Guri-Cel oo ay Ku soo duuleen kooxda Ahlu Sunna meeshaas intii ku dhimatay Allah unaxariisto inta dhaawacaana Allah u booga dhayo inagoo aad iyo aad uga xun arintaas uga tiiraayeesan shacabkeeni degmada Guri-Cel dagaalka abaabulan ee lagu soo qaaday guryahoodiina looga dhigtay dhufeesyada iyo xeryaha ciidamada lagana barakaciyay shacabkii deganaa\u201d<\/p>\n<p>Madaxweenaha ayaa soo saaray guddi Ka kooban golle Wasiiro iyo maamulka degmada Guri-Cel kuwaas oo loo xilsaaray in ay gar gaar iyo mucaawino wixii ay Dowlad Goboleedka Galmudug awoodo lagaaraan dadka soo barakacay ee maatida ah ee Ku dhibaateesan geedaha hoostooda.<\/p>\n<p>Madaxweenaha ayaa ugu danbeyn ugu baaqay dadka reer Galmudug dal iyo dibedba in ay taageeraan shacabka dhibaateysan ee la soo barakiciyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo shir-jaraa\u2019id ku qabtay xarunta Madaxtooyada ayaa ka hadlay Xaaladda Galmudug Madaxweenaha ayaa ugu horeen shacabweenaha Galmudug uga tacsiyeyay dhiibaatadii Ka dhacday degmada Guri-Ceel. \u201cWaxaan si gaara ugu tacsiyeyaynaya shacabka degmada Guri-Cel oo ay Ku soo duuleen kooxda Ahlu Sunna meeshaas intii ku dhimatay Allah unaxariisto inta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":460468,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-460467","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460467","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=460467"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460467\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":460473,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460467\/revisions\/460473"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/460468"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=460467"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=460467"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=460467"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}