{"id":460287,"date":"2021-10-22T17:33:35","date_gmt":"2021-10-22T17:33:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=460287"},"modified":"2021-10-22T17:33:35","modified_gmt":"2021-10-22T17:33:35","slug":"guddiga-hirgelinta-doorashooyinka-oo-galmudug-ugu-baaqay-inay-dhameystiraan-xubnaha-ka-harsan-aqalka-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-hirgelinta-doorashooyinka-oo-galmudug-ugu-baaqay-inay-dhameystiraan-xubnaha-ka-harsan-aqalka-sare\/","title":{"rendered":"Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka oo Galmudug ugu baaqay inay dhameystiraan xubnaha ka harsan Aqalka Sare"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Xubnihii Aqalka Sare ee ku harsanaa maamul goboleedka Jubbaland ayaa shalay lagu doortay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland.<\/p>\n<p>Kusigii 5-aad ee ay sumadiisu tahay UH-49 waxa ku tartamay mushariinta kala ah:<br \/>\n1. Xasan Daahir Yarow<br \/>\n2. Cabdi Xuseen Cali<\/p>\n<p>Natiijada hordhaca ah waxa kusoo baxay Xasan Daahir Yarow oo helay 59 cod<\/p>\n<p>Kursigii 6-aad ee ay sumadiisu tahay UH-50 waxa ku tartamay musharixiinta kala ah:<br \/>\n1. Ibraahim Awgaab Cusmaan<br \/>\n2. Farxiyo Macalin Cabdi<\/p>\n<p>Natiijada hordhaca ah waxa kusoo baxay Ibraahim Awgaab Cusmaan oo helay 57 cod<\/p>\n<p>Kursigii 7-aad ee ay sumadiisu tahay UH-51 waxa ku tartamay musharixiinta kala ah:<br \/>\n1. Layla Nuur Maax<br \/>\n2. Xareedo Maxamed Sheekh<\/p>\n<p>Natiijada hordhaca ah waxa kusoo baxday Layla Nuur Maax oo heshay 63 cod<\/p>\n<p>Kursigii 8-aad ee ay sumadiisu tahay UH-52 Waxa ku tartamay musharixiinta kala ah:<br \/>\n1. Maryan Faarax Kadiye<br \/>\n2. Samsam Maxamed Bishaar<\/p>\n<p>Natiijada hordhaca ah waxa kusoo baxday Maryan Faarax kadiye oo heshay 50 cod<\/p>\n<p>Guddigu, waxa uu bogaadinayaa sida uu maamulka Jubbaland uga soo dhalaalay buuxinta qoondada haweenka ee 30%. Guddigu waxa uu ku boorrinayaa dhammaan Maamul Goboleedyada dalka in ay xil iska saaraan meelmarinta qoondada haweenka marka la gudagalo Doorashooyinka Gollaha Shacabka ee soo fool leh.<\/p>\n<p>Xubnaha Aqalka Sare ee ilaa hadda la doortay waa 52 xubnood oo ka mid ah 54-ta xubnood ee Goluhu ka koobanyahay, labo (2) xubnood oo keliya ayaa ku dhimman Maamul Goboleedka Galmudug, waxa aanan ugu baaqaynaa maamulka Galmudug inay soo dhamaystiraan xubnaha Aqalka Sare ee ku dhiman.<\/p>\n<p>Xubnaha Aqalka Sare ee qoondada haweenka ay ka heleen waa 14 xubnood oo u dhiganta 26% tirada guud ee Aqal Sare ka koobanyahay.<\/p>\n<p>Ugu dambayn, Guddiyada Doorashooyinku waxay diyaar garow xoogan ugu jiraan hirgelinta Doorashooyinka Gollaha Shacabka oo dhawaan la filayo inay bilaabato.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-483644 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FB_IMG_1634920314758.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"932\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-483645 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FB_IMG_1634920318709.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"932\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Xubnihii Aqalka Sare ee ku harsanaa maamul goboleedka Jubbaland ayaa shalay lagu doortay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland. Kusigii 5-aad ee ay sumadiisu tahay UH-49 waxa ku tartamay mushariinta kala ah: 1. Xasan Daahir Yarow 2. Cabdi Xuseen Cali Natiijada hordhaca ah waxa kusoo baxay Xasan Daahir Yarow oo helay 59 cod Kursigii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":460288,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-460287","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460287","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=460287"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460287\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":460289,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460287\/revisions\/460289"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/460288"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=460287"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=460287"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=460287"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}