{"id":460269,"date":"2021-10-22T15:49:05","date_gmt":"2021-10-22T15:49:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=460269"},"modified":"2021-10-22T15:49:05","modified_gmt":"2021-10-22T15:49:05","slug":"qm-oo-dib-u-eegeysa-cune-qabateynta-hubka-ee-saaran-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qm-oo-dib-u-eegeysa-cune-qabateynta-hubka-ee-saaran-soomaaliya\/","title":{"rendered":"QM oo dib u eegeysa cune qabateynta hubka ee saaran Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<div align=\"left\">\n<p dir=\"ltr\">Muqdisho (SONNA)-Geraldine Byrne Nason, oo ah Wakiilka Joogtada ah ee Ireland u fadhisa Qaramada Midoobey, ahna Guddoomiyaha Guddiga hoosaadka Golaha Ammaanka ee Soomaaliya ayaa xubnaha Golaha u dirtay laba warqadood oo ka hadlaya arrimo la xiriira suurtagalnimada in wax laga beddelo cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya iyo tallaabooyinka looga hortagayo maalgelinta Al-Shabaab.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"left\">\n<p dir=\"ltr\">Berne Nason, oo warbixin kooban ka siineysa Golaha amaanka shaqada Guddi Hoosaadka ee Soomaaliya intii u dhexeysay Juun 15 ilaa Oktoobar 20, ayaa intaas ku dartay in warqadaha ay sidoo kale ku saabsan yihiin cusbooneysiinta liiska cunaqabateynta iyo la dagaallanka xadgudubyada oo ay ka mid yihiin xadgudubyada galmada iyo mid ka ku saleysan jinsiga.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"left\">\n<p dir=\"ltr\">Dowladda Soomaaliya ayaa dhowr jeer Qaramada Midoobay ku tilmaamtay in ay ku tilmaantay mid seeto ku haysa awoodda ciidamadu kula dagaali lahaayeen kooxaha xagjirka ah.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"left\">\n<p dir=\"ltr\">1992-kii ayay ahayd markii ugu horreysay ee Qaramada Midoobay ay soo saartay qaraar ku lambareysnaa 733 kaas oo Soomaaliya u diidayay in ay iibsato amaba dhoofsato hubka iyo agabka ciidamada iyada oo marar kalena go\u2019aankaas dib loo cusboonaysiiyay.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Geraldine Byrne Nason, oo ah Wakiilka Joogtada ah ee Ireland u fadhisa Qaramada Midoobey, ahna Guddoomiyaha Guddiga hoosaadka Golaha Ammaanka ee Soomaaliya ayaa xubnaha Golaha u dirtay laba warqadood oo ka hadlaya arrimo la xiriira suurtagalnimada in wax laga beddelo cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya iyo tallaabooyinka looga hortagayo maalgelinta Al-Shabaab. Berne Nason, oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-460269","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-gudaha","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460269","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=460269"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460269\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":460270,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460269\/revisions\/460270"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=460269"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=460269"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=460269"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}