{"id":460259,"date":"2021-10-22T11:05:06","date_gmt":"2021-10-22T11:05:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=460259"},"modified":"2023-01-07T09:20:04","modified_gmt":"2023-01-07T09:20:04","slug":"serbiya-oo-ka-mid-noqotay-dalalka-yurub-ee-lagu-tegi-karo-baasaboorka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/serbiya-oo-ka-mid-noqotay-dalalka-yurub-ee-lagu-tegi-karo-baasaboorka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Serbiya oo ka mid noqotay dalalka Yurub ee lagu tegi karo Baasaboorka Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Dowladda dalka Serbiya ayaa ogolaatay in dalkeeda lagu tagi karo Baasaboorka dalka Soomaaliya ,ka dib dadaal wadajir ah oo ay sameeyeen Wasaaradda Arrimaha Dibadda,Hay\u2019adda Socdaalka iyo Safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi .<\/p>\n<p>Tallaabadaan oo ay soo dhoweeyeen dadka Soomaliyeed ayaa imaaneysa ka gadaal markii Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dhinaca Qunsuliyadaha Vera Vuki\u0107evi\u0107 iyo Ku-xigeenkeeda Mirjana \u017divkovi\u0107 ay guddoomeen mukumiintiyo ka hadlaya muuqalada saxda ah ee sadexda nuuc ee uu\u00a0ka kooban yahay Baasaboorka Jamhuuriyadda Federaalka ah Soomaaliya .<\/p>\n<p>Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa ka mahad celiyay dadaalka maamulka Safaaradda Soomaaliya ee Belgrade ,iyagoo ku ammaanay kaalintii ay ku lahaayeen gudbinta taabagalka Baasaboorka dalka.<\/p>\n<p>Dowladaha Soomaaliya iyo Serbia waxa ay horay u lahaayeen xiriir wanaagsan oo suurtagaliyay in la ogolaado Baasaboorka Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda dalka Serbiya ayaa ogolaatay in dalkeeda lagu tagi karo Baasaboorka dalka Soomaaliya ,ka dib dadaal wadajir ah oo ay sameeyeen Wasaaradda Arrimaha Dibadda,Hay\u2019adda Socdaalka iyo Safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi . Tallaabadaan oo ay soo dhoweeyeen dadka Soomaliyeed ayaa imaaneysa ka gadaal markii Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dhinaca Qunsuliyadaha Vera Vuki\u0107evi\u0107 iyo Ku-xigeenkeeda Mirjana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":460265,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-460259","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460259","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=460259"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460259\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":460266,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460259\/revisions\/460266"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/460265"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=460259"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=460259"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=460259"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}