{"id":460254,"date":"2021-10-22T08:51:37","date_gmt":"2021-10-22T08:51:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=460254"},"modified":"2023-01-07T09:20:04","modified_gmt":"2023-01-07T09:20:04","slug":"madaxweyne-laftagareen-madaxda-dalka-waxa-ay-sameeyeen-isutanaasul","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-laftagareen-madaxda-dalka-waxa-ay-sameeyeen-isutanaasul\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Laftagareen\u201d Madaxda dalka waxa ay sameeyeen isutanaasul\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa sheegay in uu dhamaaday kala ragtid uwanaantii u dhaxeeysay Madaxweyne Farmaajo &amp; Ra\u2019iisul Wasare Rooble taas oo salka ku heeysay arrinta Hay\u2019adda NISA iyo Wasaaradda Amniga.<\/p>\n<p>Laftagareen oo garwadeen ka ahaa wada-hadallada labada mas\u2019uul ayaa sheegay in si kalsooni leh oo wanaag kujiro lagu dhameeyay khilaafka kadib dadaal dheer iyo iskudayo badna oo ay sameeyeen.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa u mahad celiyay Madaxweyne Farmaajo &amp; Ra\u2019iisul Wasaare Roole oo uu sheegay inay tasaasul muujiyeen, waxaana uu sicad u sheegay in dadka Soomaaliyeed ay walwal ka qabeen khilaafka Madaxda.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn waxaa uu sheegay in dhamaan madaxda dalka ay wada Shaqeyn doonaan ayna meesha ka baxday kala aragti duwanaantii jirtay haatana la guda galayo howlaha doorashooyinka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa sheegay in uu dhamaaday kala ragtid uwanaantii u dhaxeeysay Madaxweyne Farmaajo &amp; Ra\u2019iisul Wasare Rooble taas oo salka ku heeysay arrinta Hay\u2019adda NISA iyo Wasaaradda Amniga. Laftagareen oo garwadeen ka ahaa wada-hadallada labada mas\u2019uul ayaa sheegay in si kalsooni leh oo wanaag kujiro lagu dhameeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":460255,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-460254","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460254","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=460254"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460254\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":460256,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460254\/revisions\/460256"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/460255"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=460254"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=460254"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=460254"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}