{"id":460182,"date":"2021-10-21T13:39:53","date_gmt":"2021-10-21T13:39:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=460182"},"modified":"2021-10-21T13:39:53","modified_gmt":"2021-10-21T13:39:53","slug":"madaxweynaha-jubbaland-oo-qaabilay-xubnaha-aqalka-sare-ee-la-doortay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-jubbaland-oo-qaabilay-xubnaha-aqalka-sare-ee-la-doortay\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay xubnaha Aqalka Sare ee la doortay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Aqalka martida ku qaabilay xubnaha cusub ee loo doortay Aqalka Sare een Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,\u00a0 kuwaas oo ah xubnihii ugu dambeeyay ee laga sugayay Jubbaland.<\/p>\n<ol>\n<li>Xasan Daahir Yarow<\/li>\n<li>Ibraahim Aw-gaab<\/li>\n<li>Laylo Nuur Maax<\/li>\n<li>Maryan Faarax Kaahiye<\/li>\n<\/ol>\n<p>Madaxweynaha Jubbaland ayaa xubnahan ku booriyay inay si wanaagsan oo danta dalka iyo dadka ku jirto ay u gutaan waajibaadka maanta loo doortay, isla markana sida ugu wanaagsan ay u matalaan Jubbaland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Aqalka martida ku qaabilay xubnaha cusub ee loo doortay Aqalka Sare een Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,\u00a0 kuwaas oo ah xubnihii ugu dambeeyay ee laga sugayay Jubbaland. Xasan Daahir Yarow Ibraahim Aw-gaab Laylo Nuur Maax Maryan Faarax Kaahiye Madaxweynaha Jubbaland ayaa xubnahan ku booriyay inay si wanaagsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":460183,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-460182","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460182","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=460182"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460182\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":460184,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460182\/revisions\/460184"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/460183"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=460182"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=460182"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=460182"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}