{"id":460175,"date":"2021-10-21T11:47:36","date_gmt":"2021-10-21T11:47:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=460175"},"modified":"2021-10-21T11:48:28","modified_gmt":"2021-10-21T11:48:28","slug":"raiisul-wasaaraha-oo-u-hambalyeeyay-xildhibaannada-aqalka-sare-ee-maanta-lagu-doortay-jubbaland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaaraha-oo-u-hambalyeeyay-xildhibaannada-aqalka-sare-ee-maanta-lagu-doortay-jubbaland\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaaraha oo u hambalyeeyay xildhibaannada Aqalka sare ee maanta lagu doortay Jubbaland"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xueen Rooble ayaa hambalyo u diray xildhibaannada Aqalka sare ee manta lagu doortay magaalada Kismaayo ee Caasimadda kumeel gaarka Jubbaland.<\/p>\n<p>Mudane Rooble ayaa yiri \u201dWaxaan hambalyo u dirayaa xildhibaannada maanta la doortay ee Jubaland ku matalaya<\/p>\n<p>Golaha Aqalka Sare ee kala ah;<\/p>\n<ol>\n<li>Xasan Daahir Yarow<\/li>\n<li>Ibraahim Aw-gaab<\/li>\n<li>Laylo Nuur Maax<\/li>\n<li>Maryan Faarax Kaahiye<\/li>\n<\/ol>\n<p>Waxaan sidoo kale ugu hambalyeynayaa\u00a0 Madaxweynaha, Baarlamaanka Jubaland iyo guddiyada doorashooyinka in ay soo dhammeystirka doorashadii Aqalka Sare.\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xueen Rooble ayaa hambalyo u diray xildhibaannada Aqalka sare ee manta lagu doortay magaalada Kismaayo ee Caasimadda kumeel gaarka Jubbaland. Mudane Rooble ayaa yiri \u201dWaxaan hambalyo u dirayaa xildhibaannada maanta la doortay ee Jubaland ku matalaya Golaha Aqalka Sare ee kala ah; Xasan Daahir Yarow Ibraahim Aw-gaab Laylo Nuur Maax Maryan Faarax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":460176,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-460175","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460175","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=460175"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460175\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":460177,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460175\/revisions\/460177"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/460176"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=460175"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=460175"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=460175"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}