{"id":460169,"date":"2021-10-21T11:02:52","date_gmt":"2021-10-21T11:02:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=460169"},"modified":"2021-10-21T11:49:32","modified_gmt":"2021-10-21T11:49:32","slug":"jubbaland-oo-soo-gaba-gabeeysay-doorashada-xildhibaannada-aqalka-sare-ee-bfs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/jubbaland-oo-soo-gaba-gabeeysay-doorashada-xildhibaannada-aqalka-sare-ee-bfs\/","title":{"rendered":"Jubbaland oo soo gaba-gabeeysay doorashada xildhibaannada Aqalka sare ee BFS"},"content":{"rendered":"<p style=\"background: white;margin: 0in 0in 16.3pt 0in\"><span style=\"font-size: 9.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #0a0a0a\">Kismaayo-(SONNA)-Afar mudane oo ka mid noqon doona Xildhibaanada Baarlamaanka Aqalka sare ee DFS ku matalaya Jubbaland ayaa maanta lagu doortay magaalada Kismaayo ee caasimadda kumeel gaarka Jubbaland.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white;margin: 0in 0in 16.3pt 0in\"><span style=\"font-size: 9.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #0a0a0a\">Xasan Daahir Yarow ayaa 59 cod ugu soo baxay kursigii shanaad oo ay doorashadiisa maanta ka dhacday gudaha Kismaayo, wuxuuna ka guuleystay Cabdi Xuseen Cali oo helay 13 cod.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white;text-align: start;margin: 0in 0in 16.3pt 0in\"><span style=\"font-size: 9.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #0a0a0a\">Sidoo kale Ibraahim Awgaab Cismaan ayaa ku guuleeystay kuriga 6-Aad isaga oo helay 57 cod, wuxuuna ka adkaaday Farxiya Macalim Cabdi.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white;text-align: start;margin: 0in 0in 16.3pt 0in\"><span style=\"font-size: 9.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #0a0a0a\">Kursiga kale ee todobaad oo ahaa qoondo haween waxaa sidoo kale kusoo baxday\u00a0 Layla Nuur Maax oo heshay 63, waxayna ka guuleysatay \u00a0Xareedo Maxamed Sheekh.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white;margin: 0in 0in 16.3pt 0in\"><span style=\"font-size: 9.5pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #0a0a0a\">Maryan Faarax Kaahiye ayaa kursiga siddeedaad ee Aqalka sare ku guuleysatay, iyadoo heshay codad gaaraya 50, halka Samsam Maxamed Bishaar oo la tartamaysayna ay heshay 22 Cod.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kismaayo-(SONNA)-Afar mudane oo ka mid noqon doona Xildhibaanada Baarlamaanka Aqalka sare ee DFS ku matalaya Jubbaland ayaa maanta lagu doortay magaalada Kismaayo ee caasimadda kumeel gaarka Jubbaland. Xasan Daahir Yarow ayaa 59 cod ugu soo baxay kursigii shanaad oo ay doorashadiisa maanta ka dhacday gudaha Kismaayo, wuxuuna ka guuleystay Cabdi Xuseen Cali oo helay 13 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":460170,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-460169","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460169","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=460169"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460169\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":460179,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460169\/revisions\/460179"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/460170"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=460169"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=460169"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=460169"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}