{"id":460158,"date":"2021-10-21T08:59:21","date_gmt":"2021-10-21T08:59:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=460158"},"modified":"2021-10-21T09:00:04","modified_gmt":"2021-10-21T09:00:04","slug":"xasan-daahir-yarow-oo-ku-soo-baxay-doorashada-aqalka-sare-ee-jubbaland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xasan-daahir-yarow-oo-ku-soo-baxay-doorashada-aqalka-sare-ee-jubbaland\/","title":{"rendered":"Xasan Daahir Yarow oo ku soo baxay doorashada Aqalka sare ee jubbaland"},"content":{"rendered":"<p>Kismaayo-(SONNA)-Magaalada Kismaayo\u00a0 ee xarunta KMG u ah maamulka Jubbaland ayaa waxaa ka socota\u00a0 dhamaystirta doorashada xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ku matalaya maamulkaas.<\/p>\n<p>Doorashadan oo ay ku tartamayaan 8 xubnood oo buuxin doono Afarta Kursi ee ka harsanaa doorashadii Aqalka ee Jubbaland oo dhacday bishii 7aad ee sanadkan.<\/p>\n<p>Xasan Daahir yarow ayaa noqday xildhibaankii ugu horreeyey manta loo doortay Aqalka sare ee Jubbaland 4 sano ee soo socota, isagoo\u00a0 helay 59-cod, waxaana la tartamay\u00a0 Cabdi Xuseen Cali oo helay 13 cod.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kismaayo-(SONNA)-Magaalada Kismaayo\u00a0 ee xarunta KMG u ah maamulka Jubbaland ayaa waxaa ka socota\u00a0 dhamaystirta doorashada xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ku matalaya maamulkaas. Doorashadan oo ay ku tartamayaan 8 xubnood oo buuxin doono Afarta Kursi ee ka harsanaa doorashadii Aqalka ee Jubbaland oo dhacday bishii 7aad ee sanadkan. Xasan Daahir yarow ayaa noqday xildhibaankii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":460159,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-460158","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460158","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=460158"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460158\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":460161,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460158\/revisions\/460161"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/460159"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=460158"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=460158"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=460158"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}