{"id":460152,"date":"2021-10-21T07:30:25","date_gmt":"2021-10-21T07:30:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=460152"},"modified":"2021-10-21T07:30:41","modified_gmt":"2021-10-21T07:30:41","slug":"soomaaliya-iyo-kuweit-oo-ka-wada-hadlay-arrimo-la-xiriira-maalgashigasawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-kuweit-oo-ka-wada-hadlay-arrimo-la-xiriira-maalgashigasawirro\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Kuweit oo ka wada hadlay arrimo la xiriira maalgashiga+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Kuweit city-(SONNA)-Wasiirka arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Mohammed Abdul Risaaq Mahmoud , ayaa dalka Kuweit kula kulmay Agaasimeyaal guud, maareeyayaal iyo madaxda sare ee maalgashiga iyo hay\u2019adaha horumarinta Kuwait si loo hirgeliyo horumarro kala duwan iyo mashaariicda maalgashiga ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiir Maxamed Cabdul Risaaq ayaa kulamo gooni gooni ah la yeeshay Mudane Badr Muhammad Al-Sacad, Guddoomiyaha Guddiga agaasinka sanduuqa Carabta ee horumarinta dhaqaalaha iyo Bulshada, Mudane Marwan Abdullah Al-Ghanim, Agaasimaha Guud ee sanduuqa horumarinta dhaqaalaha Carabta iyo Mudane Mr. Badr Al-Ajeel, Ku-simaha Maareeyaha maamulka maalgashiga Kuweyt.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa madaxdii uu la kulmy ku boorriyay inay maal-gashadaan Soomaaliya iyo inay usoo diraan shirkadaha waaweyn ee Kuwait dhinaca maalgashiga u qaabbilsan, si ay u hirgeliyaan mashaariicdii horumarineed ee ugu dambeeyay dalka.<\/p>\n<p>Wasiirku wuxuu sheegay in Soomaaliya ay tahay waddan dihin oo hodan ku ah kalluunka, macdanta, saliidda, xoolaha iyo dhulka wax -soo -saarka beeraha, ayna u furan tahay maalgashi shisheeye dhammaan qaybaha oo leh iskaashi wax -ku -ool ah oo ay ku jiraan warshadaha, korontada biyaha iyo hantida ma guurtada ah.<\/p>\n<p>Dawladda federaalku waxay rajaynaysaa inay xiriir iskaashi la yeelato maalgashadayaasha iyo hay&#8217;adaha horumarinta ee Kuwait, si ay u noqdaan lamaanaha ugu muhiimsan Soomaaliya xagga horumarka iyo inay kaalin muuqata ka qaadato taageeridda dedaallada horumarinta Soomaaliya iyadoo maalgelinaysa mashaariicda ay dawladdu mudnaanta siinayso.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-460154 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Kuw1C.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Kuw1C.jpeg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Kuw1C-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Kuw1C-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Kuw1C-696x464.jpeg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Kuw1C-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-460155 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Kuw2B.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Kuw2B.jpeg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Kuw2B-300x225.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Kuw2B-768x576.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Kuw2B-696x522.jpeg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Kuw2B-560x420.jpeg 560w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Kuw2B-80x60.jpeg 80w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Kuw2B-265x198.jpeg 265w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-460156 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Kuw3A.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Kuw3A.jpeg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Kuw3A-300x225.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Kuw3A-768x576.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Kuw3A-696x522.jpeg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Kuw3A-560x420.jpeg 560w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Kuw3A-80x60.jpeg 80w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Kuw3A-265x198.jpeg 265w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kuweit city-(SONNA)-Wasiirka arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Mohammed Abdul Risaaq Mahmoud , ayaa dalka Kuweit kula kulmay Agaasimeyaal guud, maareeyayaal iyo madaxda sare ee maalgashiga iyo hay\u2019adaha horumarinta Kuwait si loo hirgeliyo horumarro kala duwan iyo mashaariicda maalgashiga ee Soomaaliya. Wasiir Maxamed Cabdul Risaaq ayaa kulamo gooni gooni ah la yeeshay Mudane Badr Muhammad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":460153,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-460152","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460152","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=460152"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460152\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":460157,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460152\/revisions\/460157"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/460153"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=460152"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=460152"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=460152"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}