{"id":460040,"date":"2021-10-20T06:32:55","date_gmt":"2021-10-20T06:32:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=460040"},"modified":"2021-10-20T06:33:31","modified_gmt":"2021-10-20T06:33:31","slug":"hadal-jeedinta-musharixiinta-aqalka-sare-oo-maanta-ka-dhacaysa-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hadal-jeedinta-musharixiinta-aqalka-sare-oo-maanta-ka-dhacaysa-kismaayo\/","title":{"rendered":"Hadal jeedinta musharixiinta Aqalka sare oo maanta ka dhacaysa Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p>Kismaayo-(SONNA)-Maanta Gelinka hore ayaa waxaa la filayaa in Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubbaland ay dhageystaan khudbadaha musharixiinta u tartameeysa kuraasta ka harsan Aqalka Sare ee degaan doorashadoodu tahay Jubbaland.<\/p>\n<p>Musharixiinta khudbadahooda Maanta jeedin doona ayaa waxaa ay gaarayaan ilaa 8 Xubnood, kuwaas oo ku tartami doona Afarta Kursi ee Jubbaland uga harsan 8 kursi ee Jubbaland ku leeyahay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Musharixiinta Aqalka Sare ee Maanta khudbadaha ka hor jeedin doono Baarlamaanka Jubbaland oo 5 kamid ah ay Dumar yihiin ayaa waxaay kala yihiin.<\/p>\n<p>1: Layla Nuux Maax<br \/>\nXareedo Maxamed Sheekh<\/p>\n<p>2:Tbrahim Awgaab Cismaan<br \/>\nFarxiya Macalim Cabdi<\/p>\n<p>3: Maryan Faarax Kadiye<br \/>\nSamsam Maxamed Bishaar<\/p>\n<p>4: Xasan Daahir Yarow<br \/>\nCali Maxamed Cali<\/p>\n<p>Beri oo khamiis ah taariikhduna ay ku beegan tahay 21 Bisha Octoober ayaa waxaa la filayaa in Magaalada Kismaayo ay ka dhacdo doorashada Afarta Kursi ee Aqalka sare uga harsan Maamulka Jubbaland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kismaayo-(SONNA)-Maanta Gelinka hore ayaa waxaa la filayaa in Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubbaland ay dhageystaan khudbadaha musharixiinta u tartameeysa kuraasta ka harsan Aqalka Sare ee degaan doorashadoodu tahay Jubbaland. Musharixiinta khudbadahooda Maanta jeedin doona ayaa waxaa ay gaarayaan ilaa 8 Xubnood, kuwaas oo ku tartami doona Afarta Kursi ee Jubbaland uga harsan 8 kursi ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":460041,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-460040","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460040","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=460040"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460040\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":460044,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/460040\/revisions\/460044"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/460041"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=460040"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=460040"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=460040"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}