{"id":459870,"date":"2021-10-18T06:38:32","date_gmt":"2021-10-18T06:38:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=459870"},"modified":"2023-01-07T09:20:05","modified_gmt":"2023-01-07T09:20:05","slug":"hindiya-24-ruux-oo-ku-dhintay-daadad-ku-dhuftay-gobolka-kerala","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hindiya-24-ruux-oo-ku-dhintay-daadad-ku-dhuftay-gobolka-kerala\/","title":{"rendered":"Hindiya: 24 ruux oo \u00a0ku dhintay daadad ku dhuftay gobolka Kerala:"},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 24 qof ayaa ku dhimatay fatahaado ku dhuftay koonfurta Dalka Hindiya, kadib markii roobab mahiigaan ah ay sababeen in wabiyadu ay buux -dhaafaan, isla markaana ay kala jaraan isu socodkii magaalooyin iyo tuulooyin dhowr ah.<\/p>\n<p>Shan carruur ah ayaa ka mid ah dadka dhintay, waxaa jirta cabsi laga qabo in tirada dhimashada ay intaas ka sii badato maadaama \u00a0la\u2019yahay. dad badan.<\/p>\n<p>Dad badan ayaa ku xayiran\u00a0 degmooyinka Kottayam iyo Idukki \u00a0ee gobolka Kerala,waxaana jira Dhowr guri oo ay la tageen daadadka.<\/p>\n<p>Ciidamada Mileteriga Hindiya oo adeegsanaya diyaaradaha qumaatiga u kaca ayaa wada howlgal lagu daadgureynayo dadka,waxaana la sameeyay boqol xero oo kuwa gargaarka ah,sida uu sheegay madaxa Kerala Pinarayi Vijayan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 24 qof ayaa ku dhimatay fatahaado ku dhuftay koonfurta Dalka Hindiya, kadib markii roobab mahiigaan ah ay sababeen in wabiyadu ay buux -dhaafaan, isla markaana ay kala jaraan isu socodkii magaalooyin iyo tuulooyin dhowr ah. Shan carruur ah ayaa ka mid ah dadka dhintay, waxaa jirta cabsi laga qabo in tirada dhimashada ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":459888,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-459870","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459870","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=459870"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459870\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":459871,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459870\/revisions\/459871"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/459888"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=459870"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=459870"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=459870"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}