{"id":459688,"date":"2021-10-15T06:40:35","date_gmt":"2021-10-15T06:40:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=459688"},"modified":"2023-01-07T09:20:05","modified_gmt":"2023-01-07T09:20:05","slug":"yugaanda-oo-isoomaaliya-u-soo-direysa-160-askari-oo-boliis-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/yugaanda-oo-isoomaaliya-u-soo-direysa-160-askari-oo-boliis-ah\/","title":{"rendered":"Yugaanda oo Soomaaliya u soo direysa 160 sarkaal oo Boliis ah"},"content":{"rendered":"<p>Mas\u2019uuliyiinta dalka Yugaanda ayaa sheegay in bisha Disembar ee soo socota ay dalka Soomaaliya u soo diri doonaan 160 askari oo boolis ah,si ay uga qeybqaataan howlaha AMISOM \u00a0ee nabad -ilaalinta \u00a0dalka.<\/p>\n<p>Saraakiisha ayaa dhameystay tababar socday muddo lix bilood ah oo loogu diyaar garoobay in ay ka qeybqaataan howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), sida ay sheegeen booliska dalkaasi.<\/p>\n<p>Saraakiishu waxay ka shaqeyn doonaan maareynta kala dambeynta dadweynaha, ilaalinta shaqaalaha Midowga Afrika (AU) iyo taageeridda hawlgallada bilayska ee u baahan jawaab celin degdeg ah.<\/p>\n<p>Yuganda ayaa billowday inay ciidamo boliis ah keento Soomaaliya bishii July ee sannadkii 2012 -kii kaddib markii 2007 \u2013dii,ay horay u soo dirtay ciidamo ka tirsan kuwa difaaca.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mas\u2019uuliyiinta dalka Yugaanda ayaa sheegay in bisha Disembar ee soo socota ay dalka Soomaaliya u soo diri doonaan 160 askari oo boolis ah,si ay uga qeybqaataan howlaha AMISOM \u00a0ee nabad -ilaalinta \u00a0dalka. Saraakiisha ayaa dhameystay tababar socday muddo lix bilood ah oo loogu diyaar garoobay in ay ka qeybqaataan howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":459689,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-459688","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459688","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=459688"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459688\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":459699,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459688\/revisions\/459699"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/459689"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=459688"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=459688"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=459688"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}