{"id":459669,"date":"2021-10-14T15:53:28","date_gmt":"2021-10-14T15:53:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=459669"},"modified":"2021-10-14T15:53:28","modified_gmt":"2021-10-14T15:53:28","slug":"wasiirka-maaliyadda-oo-aaladda-fogaan-aragga-uga-qeybgalay-shirka-wasiirada-maaliyadda-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-maaliyadda-oo-aaladda-fogaan-aragga-uga-qeybgalay-shirka-wasiirada-maaliyadda-afrika\/","title":{"rendered":"Wasiirka Maaliyadda oo aaladda fogaan aragga uga qeybgalay shirka Wasiirada Maaliyadda Afrika"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-module-meta-info\">\n<h1 class=\"entry-title\"><span style=\"color: #222222;font-family: Verdana, Geneva, sans-serif;font-size: 15px\">Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga uga qeyb galay shirka Wasiirada Maaliyadda ee Afrika, kaasi oo looga hadlayay arrimo badan oo ay ugu horeyso kobcinta dhaqaalaha iyo ka soo kabashada saameynta dhaqaale ee cudurka COVID-19.<\/span><\/h1>\n<div class=\"td-module-meta-info\">\n<p>\u201cWaxa aan galabta ka qeyb galay shirka Wasiirada Maaliyadda Afrika iyo Madaxweynaha Bangiga Adduunka David Malpass., waxa aan ka doodnay Qaarad ahaan iyo Dal ahaan sidii looga soo kaban lahaa saameynta Maaliyadeed ee COVID-19 iyo Caqabadaha Maaliyadeed\u201d. Ayuu yiri Wasiir Beyle.<br \/>\nWasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa sharaxay habka Soomaaliya uu uga socdo hanaanka dib-u-habeynta dhaqaalaha iyo sida ay uga go\u2019an tahay hufnaanta Maaliyadda.<\/p>\n<p>.<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-482285 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FB_IMG_1634223264234.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"768\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-482286 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FB_IMG_1634223261891.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"956\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-482287 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FB_IMG_1634223259584.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" \/><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga uga qeyb galay shirka Wasiirada Maaliyadda ee Afrika, kaasi oo looga hadlayay arrimo badan oo ay ugu horeyso kobcinta dhaqaalaha iyo ka soo kabashada saameynta dhaqaale ee cudurka COVID-19. \u201cWaxa aan galabta ka qeyb galay shirka Wasiirada Maaliyadda Afrika iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":459670,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-459669","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459669","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=459669"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459669\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":459671,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459669\/revisions\/459671"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/459670"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=459669"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=459669"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=459669"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}