{"id":459615,"date":"2021-10-14T08:05:21","date_gmt":"2021-10-14T08:05:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=459615"},"modified":"2023-01-07T09:20:05","modified_gmt":"2023-01-07T09:20:05","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-xfs-oo-la-kulmay-saraakiil-ka-socday-arrimaha-dibadda-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-xfs-oo-la-kulmay-saraakiil-ka-socday-arrimaha-dibadda-mareykanka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay saraakiil ka socday Arrimaha Dibadda Mareykanka"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane,Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar ayaa kulan wadahadal ah la yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee dhinaca Arrimaha Afrika, haweeneyda lagu magacaabo Mary.<\/p>\n<p>Labada dhinac\u00a0 waxay ka wada hadleen arrimo la xiriiray xoojinta iskaashiga labada dal , sii ambaqaadidda horumarka laga gaaray dhinaca doorashooyinka dalka iyo qodobo kale oo khuseeya amniga gobolka.<\/p>\n<p>Dhinaca kale,Dowladda Mareykanka ayaa mar kale xaqiijisay inay ka go\u2019an tahay inay garab istaagto dowladda iyo shacabka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Iyadoo manta la xusayo weerarkii argagixiso ee dhacay 14 Oct. 2017, ayaa dowladda Mareykanka waxa ay sheegtay in ay gacan ka geysaneyso sidii loogahortagi lahaa \u00a0xagjirnimada iyo Al-shabaab.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane,Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar ayaa kulan wadahadal ah la yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee dhinaca Arrimaha Afrika, haweeneyda lagu magacaabo Mary. Labada dhinac\u00a0 waxay ka wada hadleen arrimo la xiriiray xoojinta iskaashiga labada dal , sii ambaqaadidda horumarka laga gaaray dhinaca doorashooyinka dalka iyo qodobo kale oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":459624,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-459615","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459615","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=459615"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459615\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":459630,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459615\/revisions\/459630"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/459624"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=459615"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=459615"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=459615"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}