{"id":459608,"date":"2021-10-14T04:50:05","date_gmt":"2021-10-14T04:50:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=459608"},"modified":"2023-01-07T09:20:05","modified_gmt":"2023-01-07T09:20:05","slug":"noorway-shan-qof-oo-ku-dhimatay-weerar-loo-adeegsaday-qaanso-iyo-fallaadho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/noorway-shan-qof-oo-ku-dhimatay-weerar-loo-adeegsaday-qaanso-iyo-fallaadho\/","title":{"rendered":"Norway :Shan qof oo ku dhimatay weerar loo adeegsaday qaanso iyo fallaadho"},"content":{"rendered":"<p>Shan qof ayaa dhimatay ,laba kalana waxaa soo gaaray dhaawacyo , ka dib markii nin ku hubeysnaa qaanso iyo fallaadho .uu magaalada Kongsberg ee dhacda koonfur-galbeed caasimadda Oslo,uu weeraraya dad ku sugnaa halkaasi.<\/p>\n<p>Ninka weerarka geystay ayaa la sheegay inuu weerarka ka bilaabay gudaha dukaan weyn oo ku yaal galbeedka magaalada Kongsberg,waxaana labada dhaawaca ah ku jiray askari .<\/p>\n<p>Waxaa la sheegay in iska hor imaad uu dhexmaray ninka weerarka qaaday iyo booliska ka hor inta aan la qaban ninkaasi oo da\u2019diisa lagu sheegay 37 sano jir u dhashay Danish .<\/p>\n<p>R\/wasaare \u00a0Erna Solberg ayaa sheegtay in falkaasi uu yahay mid\u00a0 bahalnimo ah oo aad laga naxo.<\/p>\n<p>Booliiska ayaa sheegay in ay\u00a0 sameyn doonaan baaritaan ku aadan in falkaasi uu yahay mid argagixiso ah iyo in kale.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shan qof ayaa dhimatay ,laba kalana waxaa soo gaaray dhaawacyo , ka dib markii nin ku hubeysnaa qaanso iyo fallaadho .uu magaalada Kongsberg ee dhacda koonfur-galbeed caasimadda Oslo,uu weeraraya dad ku sugnaa halkaasi. Ninka weerarka geystay ayaa la sheegay inuu weerarka ka bilaabay gudaha dukaan weyn oo ku yaal galbeedka magaalada Kongsberg,waxaana labada dhaawaca ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":459610,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-459608","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459608","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=459608"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459608\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":459613,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459608\/revisions\/459613"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/459610"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=459608"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=459608"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=459608"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}