{"id":459215,"date":"2021-10-10T13:41:18","date_gmt":"2021-10-10T13:41:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=459215"},"modified":"2021-10-10T13:41:18","modified_gmt":"2021-10-10T13:41:18","slug":"wasiirka-ganacsiga-oo-gaaray-serbia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-ganacsiga-oo-gaaray-serbia\/","title":{"rendered":"Wasiirka Ganacsiga oo gaaray Serbia"},"content":{"rendered":"<p><strong>MUQDISHO<\/strong> (<strong>SONNA<\/strong>)- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Khaliif Cabdi Cumar oo shalay u dhoofay wadanka Serbia oo uu kaga qeyb-galaayo shirka iyo xuska sanad-guurada 60aad ee dalalka dhex-dhexaadka ka ah isbahaysiyada ka jira caalamka ee loo yaqaano Non-aligned countries, ayaa maanta si heer-sare ah looggu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Tesla ee caasimadda Belgrade.<\/p>\n<p>Wasiirka oo garoonka ay ku qaabileen Madax ka tirsan dawladda Zerbia ayaa waxaa dhex maray kulamo hor-dhac ah, waxaana socdaalkiisa ku wehelinaayey Madaxa Safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi, Diblomaasiyiin ka socotay Wasaaradda Arrimaha Dibedda XFS iyo La-taliyaha Wasiirka.<\/p>\n<p>Shirka ayaa qabsoomi doona 11ka illaa 12ka October 2021 iyadoo looga hadli doono danaha iskaashi ee u dhaxeeya wadamada ku bahoobay dhaq-dhaqaaqaasi oo ay Soomaaliya ka mid tahay aas-aaseyaashii isbahaysiga.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-459216 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/38b5d7b9-37fe-4a16-8371-30d4c8a86936.jpg\" alt=\"\" width=\"766\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/38b5d7b9-37fe-4a16-8371-30d4c8a86936.jpg 766w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/38b5d7b9-37fe-4a16-8371-30d4c8a86936-224x300.jpg 224w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/38b5d7b9-37fe-4a16-8371-30d4c8a86936-696x930.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/38b5d7b9-37fe-4a16-8371-30d4c8a86936-314x420.jpg 314w\" sizes=\"auto, (max-width: 766px) 100vw, 766px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHO (SONNA)- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Khaliif Cabdi Cumar oo shalay u dhoofay wadanka Serbia oo uu kaga qeyb-galaayo shirka iyo xuska sanad-guurada 60aad ee dalalka dhex-dhexaadka ka ah isbahaysiyada ka jira caalamka ee loo yaqaano Non-aligned countries, ayaa maanta si heer-sare ah looggu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Tesla ee caasimadda Belgrade. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":34,"featured_media":459216,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-459215","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459215","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/34"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=459215"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459215\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":459219,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459215\/revisions\/459219"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/459216"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=459215"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=459215"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=459215"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}