{"id":459181,"date":"2021-10-09T20:47:56","date_gmt":"2021-10-09T20:47:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=459181"},"modified":"2021-10-09T20:47:56","modified_gmt":"2021-10-09T20:47:56","slug":"raiisul-wasaare-rooble-oo-ummadda-soomaaliyeed-uga-tacsiyadeeyay-geerida-dr-maxamed-daahir-afrax","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-rooble-oo-ummadda-soomaaliyeed-uga-tacsiyadeeyay-geerida-dr-maxamed-daahir-afrax\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Rooble oo Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida Dr Maxamed Daahir Afrax"},"content":{"rendered":"<p><strong>MUQDISHO<\/strong>\u00a0(<strong>SONNA<\/strong>)-\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida ku timid Allaha u naxariisto Marxuum Dr Maxamed Daahir Afrax oo ku geeriyooday London.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan Qoyskiisa, asxaabtiisii iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa geerida Allaha u naxariiatee Dr. Maxamed Daahir Afrax, Guddoomiyihii Akadeemiyad goboleedka Afka iyo Guddiga dib u eegista Dastuurka\u201d. Ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaaraha.<\/p>\n<p>Ra\u201diisul Wasaare Rooble ayaa xusay in Marxuum Afrax uu ahaa aqoonyahan iyo qoraa Soomaaliyeed oo ku xeel dheer afka iyo dhaqanka Soomaaliyeed, wax weyna ku biiriyay horumarinta dhaqanka iyo qoraalka Afkeenna hooyo.<\/p>\n<p>Jannadii Firdows Allaha ka waraabiyo ehelka iyo Ummada Soomaaliyeedna sabir iyo Iimaan Allaha ka siiyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHO\u00a0(SONNA)-\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida ku timid Allaha u naxariisto Marxuum Dr Maxamed Daahir Afrax oo ku geeriyooday London. \u201cWaxaan Qoyskiisa, asxaabtiisii iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa geerida Allaha u naxariiatee Dr. Maxamed Daahir Afrax, Guddoomiyihii Akadeemiyad goboleedka Afka iyo Guddiga dib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":459182,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-459181","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459181","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=459181"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459181\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":459183,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459181\/revisions\/459183"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/459182"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=459181"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=459181"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=459181"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}