{"id":459113,"date":"2021-10-08T18:56:53","date_gmt":"2021-10-08T18:56:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=459113"},"modified":"2021-10-08T18:56:53","modified_gmt":"2021-10-08T18:56:53","slug":"wasiir-beyle-oo-la-kulmay-madaxweyne-ku-xigeenka-bangiga-adduunka-ee-qaaradda-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-beyle-oo-la-kulmay-madaxweyne-ku-xigeenka-bangiga-adduunka-ee-qaaradda-afrika\/","title":{"rendered":"Wasiir Beyle oo la kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Bangiga Adduunka ee Qaaradda Afrika"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta aaladda fogaan aragga uga qeybgalay kulan muhiim ah, kaasi oo uu la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka Bangiga Adduunka ee Qaaradda Afrika Hafez Ghanem.<\/p>\n<p>\u201cMaanta waxa aan kulan muhiim ah oo ay natiijo ka soo baxday la qaatay Madaxda sare ee Bangiga Adduunka oo uu ugu sareeyo Madaxweyne ku-xigeenka Bangiga ee Qaaradda Afrika Hafez Ghanem iyo shaqaalaha la shaqeeya.<\/p>\n<p>Waxa aan diiradda saarnay dhameystirka hanaanka dib-u-habeynta Maaliyadda dalka iyo sidii socoshada taageerada Bangiga Adduunka ee wax ka qabashada saameynta COVID-19 ee dhaqaalaha Soomaaliya iyo Masiibooyinka dabiiciga ah ee goboladeena qaar ka dhaca\u201d.ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-481210 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FB_IMG_1633715298457.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"383\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-481211 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FB_IMG_1633715295375.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"383\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-481212 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FB_IMG_1633715292295.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"405\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-481213 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/FB_IMG_1633715288676.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"405\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta aaladda fogaan aragga uga qeybgalay kulan muhiim ah, kaasi oo uu la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka Bangiga Adduunka ee Qaaradda Afrika Hafez Ghanem. \u201cMaanta waxa aan kulan muhiim ah oo ay natiijo ka soo baxday la qaatay Madaxda sare ee Bangiga Adduunka oo uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":459114,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-459113","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459113","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=459113"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459113\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":459115,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459113\/revisions\/459115"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/459114"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=459113"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=459113"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=459113"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}