{"id":459085,"date":"2021-10-08T10:36:54","date_gmt":"2021-10-08T10:36:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=459085"},"modified":"2023-01-07T09:20:18","modified_gmt":"2023-01-07T09:20:18","slug":"safiirka-soomaaliya-ee-biljimka-oo-warqadihii-aqoonsiga-guddoonsiiyay-madaxda-dalkaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-biljimka-oo-warqadihii-aqoonsiga-guddoonsiiyay-madaxda-dalkaasi\/","title":{"rendered":"Safiirka Soomaaliya ee Biljam oo warqadihii aqoonsiga guddoonsiiyay madaxda dalkaasi"},"content":{"rendered":"<p>Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Boqortooyada Biljimka iyo Midowga Yurub, Mudane Yoonis Yaasiin Xaashi (Ooga-Cadde), ayaa nuqul ka mid ah warqadihiisa aqoonsiga danjirannimo ku wareejiyay Agaasimaha Habmaamuuska ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Biljam, Danjire Olivier Belle.<\/p>\n<p>Agaasimaha Habmaamuuska ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Biljimka ayaa u rajeeyay safiirka cusub ee Soomaaliya inuu si joogta ah ugu guuleysto waajibaadkiisa, wuxuuna dhinaca kale u ballanqaaday inuu siinayo dhammaan taageerada si sare loogu qaado xiriirka laba geesoodka ah ee labada dal .<\/p>\n<p>Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Boqortooyada Biljimka iyo Midowga Yurub, Mudane Yoonis Yaasiin Xaashi (Ooga-Cadde), ayaa ka mahadceliyay sida diiran ee loo soo dhoweeyay,wuxuuna caddeeyay \u00a0in si hufnaan ah uu uga shaqeyn doono iskaashiga labada dal.<\/p>\n<p>Kulanka wareejinta nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga oo ka dhacay Caasimadda Brussels ,waxa uu qeyb ka ahaa munaasabad gogol-xaarka oo la doonayo in Boqorka Biljim, Boqor Philippe si rasmi ah loogu wareejiyo dukumiintigaasi oo dhameystiran.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-459088 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dukum2.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"639\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dukum2.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dukum2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dukum2-768x511.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dukum2-696x463.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dukum2-631x420.jpg 631w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-459089 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dukum3.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dukum3.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dukum3-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dukum3-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dukum3-696x522.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dukum3-560x420.jpg 560w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dukum3-80x60.jpg 80w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dukum3-265x198.jpg 265w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Boqortooyada Biljimka iyo Midowga Yurub, Mudane Yoonis Yaasiin Xaashi (Ooga-Cadde), ayaa nuqul ka mid ah warqadihiisa aqoonsiga danjirannimo ku wareejiyay Agaasimaha Habmaamuuska ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Biljam, Danjire Olivier Belle. Agaasimaha Habmaamuuska ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Biljimka ayaa u rajeeyay safiirka cusub ee Soomaaliya inuu si joogta ah ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":459087,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-459085","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459085","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=459085"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459085\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":459093,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459085\/revisions\/459093"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/459087"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=459085"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=459085"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=459085"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}