{"id":459080,"date":"2021-10-08T07:03:03","date_gmt":"2021-10-08T07:03:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=459080"},"modified":"2023-01-07T09:20:18","modified_gmt":"2023-01-07T09:20:18","slug":"mareykanka-oo-ku-baaqay-in-dib-loogu-laabto-wadahadaladii-niyuklerka-ee-lala-galay-iiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/mareykanka-oo-ku-baaqay-in-dib-loogu-laabto-wadahadaladii-niyuklerka-ee-lala-galay-iiraan\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo ku baaqay in dib loogu laabto wadahadaladii Niyuklerka ee lala galay Iiraan"},"content":{"rendered":"<p>Af-hayeenka Waaxda Arrimaha Dibedda Ned Price ayaa warbaahinta u sheegay Khamiistii in Washington ay diyaar u tahay inay sii waddo wada-hadallada isla marka Tehran ay oggolaato inay dib uga qayb-gasho wadaxaajoodkaasi.<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa sheegay in dib u bilaabista wadahadalada ay ku xiran tahay Iiraaniyiinta,isla markaana ay weli u furan yahay. waddada diblomaasiyadda.<\/p>\n<p>Waxaan si cad u sheegnay inaan diyaar u nahay, oo aan awoodno inaan ku laabanno Vienna sida ugu dhaqsiyaha badan marka aan helno dal aaan la xaajoonno,&#8221; ayuu yiri Price.<\/p>\n<p>Wadahadalada ayaa galay hakad tan iyo bishii June, waxyar kadib markii la doortay madaxweynaha muxaafidka Iran Ebrahim Raisi.<\/p>\n<p>2015-kii ayeey aheyd markii Iiraan ay ogolaatay in ay joojineyso hubka niyukleka,haddii laga qaadayo cunaqabateynta caalamiga ah ee saran.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Af-hayeenka Waaxda Arrimaha Dibedda Ned Price ayaa warbaahinta u sheegay Khamiistii in Washington ay diyaar u tahay inay sii waddo wada-hadallada isla marka Tehran ay oggolaato inay dib uga qayb-gasho wadaxaajoodkaasi. Afhayeenka ayaa sheegay in dib u bilaabista wadahadalada ay ku xiran tahay Iiraaniyiinta,isla markaana ay weli u furan yahay. waddada diblomaasiyadda. Waxaan si cad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":459082,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-459080","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459080","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=459080"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459080\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":459083,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459080\/revisions\/459083"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/459082"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=459080"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=459080"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=459080"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}