{"id":459059,"date":"2021-10-07T18:12:21","date_gmt":"2021-10-07T18:12:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=459059"},"modified":"2021-10-07T18:12:21","modified_gmt":"2021-10-07T18:12:21","slug":"madaxweynaha-jubbaland-oo-qaabilay-guddoomiyaha-hayad-agab-ku-wareejisay-wasaaradda-caafimaadka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-jubbaland-oo-qaabilay-guddoomiyaha-hayad-agab-ku-wareejisay-wasaaradda-caafimaadka\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay Guddoomiyaha Hay\u2019ad agab ku wareejisay Wasaaradda Caafimaadka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay\u2019ada Arte Foundation Marwo Nasteexa Cali Sheekh Xuseen oo agab kala duwan ugu deeqday Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jubbaland.<\/p>\n<p>Mudane Axmed Madoobe ayaa uga mahadceliyay Marwo Nasteexa garab istaaga ay u muujisay Wasaaradda Caafimaadka iyo kaalmada ay gaarsiisay, isagoo ku booriyay inay sii labo jibaarto dadaalada ay ugu adeegeyso bulshada.<\/p>\n<p>Marwo Nasteexa ayaa ka mahadcelisay qaabilaadda uu Madaxweynaha Jubbaland u sameeyay, iyadoo balan qaaday inay kordhineyso dadaalada ku aadan u qidmeynta shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-481158 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/0.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"1110\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-481159 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/01-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1440\" height=\"1111\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay\u2019ada Arte Foundation Marwo Nasteexa Cali Sheekh Xuseen oo agab kala duwan ugu deeqday Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jubbaland. Mudane Axmed Madoobe ayaa uga mahadceliyay Marwo Nasteexa garab istaaga ay u muujisay Wasaaradda Caafimaadka iyo kaalmada ay gaarsiisay, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":459060,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-459059","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459059","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=459059"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459059\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":459061,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/459059\/revisions\/459061"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/459060"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=459059"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=459059"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=459059"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}